Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
Would you like to react to this message? Create an account in a few clicks or log in to continue.


Walaal Ku Soo Dhawoow Shabakada Aqoon Isweedaarsiga Ee Maadow
 
HomeSearchLatest imagesRegisteraqriso qur'aanka oo luqado badan ku tarjumanLog in
**MAADOW.ALAFDAL.NET **waa web ay ardayda iyo dhalinyarada soomaaliyeed ay ku kala gudbisadaan macluumaadka dhan walba**SHABAKADA MAADOW** Maamulka shabakada maaadow wuxuu idin soo gudbinayaa waxqabadka shabakada sanadka 2010**SHABAKADA MAADOW**Halkaan ka daawo sidaad oogu dari laheedad shabakada mawduuc ama maqaaal ama wax walba oo faaido lah adoo naga ilaalinaya waxyaabaha ka soo horjeeda shareecada islaamka**SHABAKDA MAADOW** Digniin karishtaanka soomaaliya By maanka **SHABAKADA MAADOW**Shabakada Maadow Waxkasta oo lagu qoro Khasab ma aha in uu maamulka Raali ka yahay**SHABKADA MAADOW**

 

 Daawo sida aad iskaga diiwaangalin laheeday shabakada iyo sida aad ugu dari laheeday mawduuc

Go down 
5 posters
AuthorMessage
Salman_Maadow
Maamulka
Maamulka
Salman_Maadow


Mawduucyadaada : 11
ka Qeeb Qaadashaadaada : 25
Mahadcelin : 0
Is Diiwaangalintaa : 17/08/2010

Daawo sida aad iskaga diiwaangalin laheeday shabakada iyo sida aad ugu dari laheeday mawduuc Empty
PostSubject: Daawo sida aad iskaga diiwaangalin laheeday shabakada iyo sida aad ugu dari laheeday mawduuc   Daawo sida aad iskaga diiwaangalin laheeday shabakada iyo sida aad ugu dari laheeday mawduuc EmptySun Nov 21, 2010 9:26 am

Assalaamu calykum waraxmatulaahi wabarkaaatuh
mawduucaani waa mawduuc muhiim ah oo kuu sharxaya sida aad iskaga diiwaan galin laheeday iyo sida aa ugu kordhin laheeday shabakada.

Dad badan ayaa waxay is waydiinayaan hadaan shabakada iska diiwaan galiyo maxaan ka faaidaaa???

JAWAAB
1-walaal shabakada adigoo aadan ka diiwaan gashneen ku ma dari kartid mawduuc ama wax walbo oo faaido aa hayso.
2-walaal waxaa dhici karto inaad leedahay aqoon ay walaalahaada kale ee shabakada xubinta ka ah aysan laheen marka walaal ma jaceshid miyaa inaa u faaideesid?? Mad

marka walaal jawaabtaada haday "haa" tahay oo aad rabto inaad u faaideeso walaalahaada kale aa adigana ka faaideesato si aad isku dhaafsataaan hadalada walaal isdiiwaan gili doorana magac haboon iyo password aad xasuusan karto iyo emailkaad saxda ah si hadhoodii markuu kaa lumo passwordkaada aan emailkaada kuugu soo dirno basswordkaada cusub.

marka walaal daawo sida aad isku diiwaan galinayso fiidiyogaan



ama taabo linkiyaas

https://www.youtube.com/watch?v=dnVqDXSWeU8


*************************************************

marka hada walaal waxaaan isla soo gaarnay sida aan shabakada ugu kordhin karo mawduuc nooc walba ha ahaado laakin walaal yuusan khilaafin xeerarka u dagsan shabakda

marka koowaad walaal markaa rabto inaad ku kordhiso shabakada mawduuc ku soo gal username-ka iyo passwordka aad samaysatay oo aan kuugu cadeynay fiidiyowgaasi kor sida aa u sameesan laheeday username iyo password

marka walaal raac sharaxaani ayaa kuu cadaynaya sida aa ugu kordhin karto shabakada mawduu ama qoraaladaa markaas rabto inaa ku darto.

ka daawo walaal youtube



ama taabo linkiyaas hoos

https://www.youtube.com/watch?v=dmKm9K2Vk0s

marka walaal noqo mid walaalihiisa ka faaideesta una faaideeya.
ka qeeb qaadashaadaada barnaamijada webka ka socda waxay inoo tahay farxad iyo himilo.
walaal mushkilad walba oo kaa soo wajahda dhinac walba webka ama fikrado hadaa hayso webka in wax lagu soo kordhiyo wax laga dhimo
nagala soo xiriir emailkeena oo ah maadow.alafdal@hotmail.com
__________________________________________________________________________
Maamulka Shabakada Aqoon Isweedaarsiga Ee Maadow
************
Nabad Galyo
******
Salaamu Calykum Waraxmatulaahi Wabarakaatuh

*
*
*
Back to top Go down
cimraan.yuusuf
shabakada maadow
shabakada maadow



Mawduucyadaada : 2
ka Qeeb Qaadashaadaada : 2
Mahadcelin : 0
Is Diiwaangalintaa : 23/09/2011

Daawo sida aad iskaga diiwaangalin laheeday shabakada iyo sida aad ugu dari laheeday mawduuc Empty
PostSubject: Re: Daawo sida aad iskaga diiwaangalin laheeday shabakada iyo sida aad ugu dari laheeday mawduuc   Daawo sida aad iskaga diiwaangalin laheeday shabakada iyo sida aad ugu dari laheeday mawduuc EmptyFri Sep 23, 2011 2:20 am

[code]
Back to top Go down
cimraan.yuusuf
shabakada maadow
shabakada maadow



Mawduucyadaada : 2
ka Qeeb Qaadashaadaada : 2
Mahadcelin : 0
Is Diiwaangalintaa : 23/09/2011

Daawo sida aad iskaga diiwaangalin laheeday shabakada iyo sida aad ugu dari laheeday mawduuc Empty
PostSubject: Re: Daawo sida aad iskaga diiwaangalin laheeday shabakada iyo sida aad ugu dari laheeday mawduuc   Daawo sida aad iskaga diiwaangalin laheeday shabakada iyo sida aad ugu dari laheeday mawduuc EmptyFri Sep 23, 2011 2:24 am

asalaamu calaykum dhamaan inta igula jirta shabakada waxaan inleeyahay hambaliyo shabakadaan oo kale waligee ma arag mansha allah waxaana loo baanyahay in maamulka shbakada nagala qeeb qaato barnaamij walba ee ka dhacaaya webka waxaana jeclaan lahaa in uu maamulka neyskee baro masuul (kor allaha kaa yeelo) amiin aamiin cimraan yuusuf
Back to top Go down
samiirhanad
shabakada maadow
shabakada maadow



Mawduucyadaada : 1
ka Qeeb Qaadashaadaada : 1
Mahadcelin : 0
Is Diiwaangalintaa : 07/12/2011

Daawo sida aad iskaga diiwaangalin laheeday shabakada iyo sida aad ugu dari laheeday mawduuc Empty
PostSubject: Re: Daawo sida aad iskaga diiwaangalin laheeday shabakada iyo sida aad ugu dari laheeday mawduuc   Daawo sida aad iskaga diiwaangalin laheeday shabakada iyo sida aad ugu dari laheeday mawduuc EmptyThu Dec 08, 2011 3:45 pm


  1. masha allh waxaan ku farax sanahay saan ugu soo qebgalay shabakada madow wan idin mahad noqaya dhamantida mamulk iyo inta taxanah I love you a ku ah shabakada madow
Back to top Go down
cabdiqani
shabakada maadow
shabakada maadow



Mawduucyadaada : 1
ka Qeeb Qaadashaadaada : 1
Mahadcelin : 0
Is Diiwaangalintaa : 18/07/2013

Daawo sida aad iskaga diiwaangalin laheeday shabakada iyo sida aad ugu dari laheeday mawduuc Empty
PostSubject: Re: Daawo sida aad iskaga diiwaangalin laheeday shabakada iyo sida aad ugu dari laheeday mawduuc   Daawo sida aad iskaga diiwaangalin laheeday shabakada iyo sida aad ugu dari laheeday mawduuc EmptyThu Jul 18, 2013 7:43 pm

asc maamulyaasha shabkada aniga waxaan ahay shaqsi ku cusub shabaka ib barasha wanaagsa insha allaah
Back to top Go down
mohamedali
shabakada maadow
shabakada maadow



Mawduucyadaada : 1
ka Qeeb Qaadashaadaada : 1
Mahadcelin : 0
Is Diiwaangalintaa : 13/12/2014

Daawo sida aad iskaga diiwaangalin laheeday shabakada iyo sida aad ugu dari laheeday mawduuc Empty
PostSubject: Re: Daawo sida aad iskaga diiwaangalin laheeday shabakada iyo sida aad ugu dari laheeday mawduuc   Daawo sida aad iskaga diiwaangalin laheeday shabakada iyo sida aad ugu dari laheeday mawduuc EmptySat Dec 13, 2014 8:54 pm

asalaamu calayum
Back to top Go down
Sponsored content





Daawo sida aad iskaga diiwaangalin laheeday shabakada iyo sida aad ugu dari laheeday mawduuc Empty
PostSubject: Re: Daawo sida aad iskaga diiwaangalin laheeday shabakada iyo sida aad ugu dari laheeday mawduuc   Daawo sida aad iskaga diiwaangalin laheeday shabakada iyo sida aad ugu dari laheeday mawduuc Empty

Back to top Go down
 
Daawo sida aad iskaga diiwaangalin laheeday shabakada iyo sida aad ugu dari laheeday mawduuc
Back to top 
Page 1 of 1
 Similar topics
-
» sida aa ugu dari karto shabakada maadow mawduuc
» fiidiyo\\\\sida aa shabakada ugu dari karto mawduuc
» sida aad account ama iskaga diiwaan galin laheeday youtube
» waa sida aad iskaga diiwaan galin karto shabakada maadow
» sida aad facebook account ugu sameesan laheeday iyo u isticmaali laheeday iyo.......

Permissions in this forum:You cannot reply to topics in this forum
Shabkada Maadow :: Sida aa xubin ugu noqon karto shabakada-
Jump to: