Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
Would you like to react to this message? Create an account in a few clicks or log in to continue.


Walaal Ku Soo Dhawoow Shabakada Aqoon Isweedaarsiga Ee Maadow
 
HomeSearchLatest imagesRegisteraqriso qur'aanka oo luqado badan ku tarjumanLog in
**MAADOW.ALAFDAL.NET **waa web ay ardayda iyo dhalinyarada soomaaliyeed ay ku kala gudbisadaan macluumaadka dhan walba**SHABAKADA MAADOW** Maamulka shabakada maaadow wuxuu idin soo gudbinayaa waxqabadka shabakada sanadka 2010**SHABAKADA MAADOW**Halkaan ka daawo sidaad oogu dari laheedad shabakada mawduuc ama maqaaal ama wax walba oo faaido lah adoo naga ilaalinaya waxyaabaha ka soo horjeeda shareecada islaamka**SHABAKDA MAADOW** Digniin karishtaanka soomaaliya By maanka **SHABAKADA MAADOW**Shabakada Maadow Waxkasta oo lagu qoro Khasab ma aha in uu maamulka Raali ka yahay**SHABKADA MAADOW**

 

 barasho iyo salaan

Go down 
AuthorMessage
qanciyemacaan
shabakada maadow
shabakada maadow



Mawduucyadaada : 1
ka Qeeb Qaadashaadaada : 3
Mahadcelin : 0
Is Diiwaangalintaa : 03/08/2013
Halkaa joogto : denmark

barasho iyo salaan  Empty
PostSubject: barasho iyo salaan    barasho iyo salaan  EmptySat Aug 03, 2013 10:40 am

waxaan idiin ku salamayaa salaanta islaamka asalaamu calaykum warax matullaaahi wabarakaatuhu walaalayaal marka lawaad waan arkaa bartaan inay tahay bar u faa.iideen karto bulshadeena soomaaliyeeda sidaas darteed waxaan jecleestay inaan kusoo biiro asxaabta halkaan waxaan filayaa si wanaagsan inaad igu soo dhaweyn doontaan waliba aniga insh,llaaah waxii karaankayga ah ku soo shubi doono haduu alla i waafijiyo wax yaalo qeyr badan waxaan idiin leeyahay dhamaantiin markale barasho wacan walaaalayaal
Back to top Go down
 
barasho iyo salaan
Back to top 
Page 1 of 1
 Similar topics
-
» salaan dhamaan dhalnyarada oodhan
» Baro sida computer-ka wax loogu duubo amaba loo soo saaro barnaamijyo wax barasho ah

Permissions in this forum:You cannot reply to topics in this forum
Shabkada Maadow :: Qeebta isbarashada & xiriirka xubnaha webka-
Jump to: