Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
Would you like to react to this message? Create an account in a few clicks or log in to continue.


Walaal Ku Soo Dhawoow Shabakada Aqoon Isweedaarsiga Ee Maadow
 
HomeSearchLatest imagesRegisteraqriso qur'aanka oo luqado badan ku tarjumanLog in
**MAADOW.ALAFDAL.NET **waa web ay ardayda iyo dhalinyarada soomaaliyeed ay ku kala gudbisadaan macluumaadka dhan walba**SHABAKADA MAADOW** Maamulka shabakada maaadow wuxuu idin soo gudbinayaa waxqabadka shabakada sanadka 2010**SHABAKADA MAADOW**Halkaan ka daawo sidaad oogu dari laheedad shabakada mawduuc ama maqaaal ama wax walba oo faaido lah adoo naga ilaalinaya waxyaabaha ka soo horjeeda shareecada islaamka**SHABAKDA MAADOW** Digniin karishtaanka soomaaliya By maanka **SHABAKADA MAADOW**Shabakada Maadow Waxkasta oo lagu qoro Khasab ma aha in uu maamulka Raali ka yahay**SHABKADA MAADOW**

 

 Suaalo Iyo jawaabo Diini iyo Maadi Ah

Go down 
2 posters
AuthorMessage
abuukar
shabakada maadow
shabakada maadow



Mawduucyadaada : 1
ka Qeeb Qaadashaadaada : 1
Mahadcelin : 0
Is Diiwaangalintaa : 27/08/2011

Suaalo Iyo jawaabo Diini iyo Maadi Ah Empty
PostSubject: Suaalo Iyo jawaabo Diini iyo Maadi Ah   Suaalo Iyo jawaabo Diini iyo Maadi Ah EmptySat Aug 27, 2011 8:12 pm

waan idin salaamay dhamaan bahda web anigoo ah abuukar ibraahim muuse kana mid ah bahda webka waxaan rabaa in aan kusoo bandhigo
su'aalo iyo jawaabo kaas oo isgu jira diini iyo maadi intaba:


1-Su’aal Sheeg Asxaabigii ugu horeeyey ee ku dhashay Magaaladda Madiina isagoo Muhaajir ah?
1-Jawab: Waxa Weye C/Laahi Bin Zubeyr Rc.
2-Su’aal Sheeg Magaca C/laahi Bin Zubeyr Hooyadii?
2-Jawab: Waxa Weye Asma Bintu Abii-bakar Rc.
3-Su’aal Sheeg maxaa lagu naaneesi jiray Asma Bintu Abii-bakar?
3-Jawab: Waxa lagu naaneesi jiray Bidaati Al-nidaaqayn.
4-Su’aal Sheeg goorma ayuu dhashay C/laahi Bin Zubeyr?
4-Jawab: Wuxu dhashay sanadkii koowaad ee Hijriyadda.
5-Su’aal Sheeg wixii ugu horeeyey ee galla laabta C/laahi Bin Zubeyr?
5-Jawab: Waxay aheyd Candhuuftii Nebigeena (NNKH).
6-Su’aal Sheeg Asma Bintu Abii-bakar markii ay geeriyoneysay Imisa jir bay aheyd?
6-Jawab: Waxay aheyd 100 sano jir.
7-Su’aal Sheeg goorma ayuu dhashay Ibnu Batuta?
7-Jawab: Wuxu dhashay 25 Febraayo 1304.
8-Su’aal Sheeg wadankee ayuu u dhashay Ibnu Batuta?
8-Jawab: Wuxu u dhashay wadanka Morooko (Marocco).
9-Su’aal Sheeg goorma ayuu geeriyooday Ibnu Batuta?
9-Jawab: Wuxu geeriyooday 1368 -1369.
10-Su’aal Sheeg Caasimadda wadanka Combodia?
10-Jawab: Waxa Weye PHNOM PENH.
11-Su’aal Sheeg Magaca lacagta laga isticmaalo wadanka Combodia?
11-Jawab: Waxa la-yiraahdaa RIEL.
12-Su’aal Sheeg magaalada Boosaaso magacii hore ee loo-aqoon jiray?
12-Jawab: Magaalada Boosaaso waxaa loo-aqoon jiray Bandar Qaasim.
13-Su’aal Sheeg Xeebta jamhuuriyada soomaaliya dhererkeeda waa imisa?
13-Jawab: Xeebta jamhuuriyada soomaaliya dhererkeedu waa 3333 km.
14-Su’aal Sheeg Ururuka midowga Africa goorma ayaa la’aas aasay?
14-Jawab: Ururka midowga Afrika waxaa la-aas aasay sanadkii 1963-dii
Back to top Go down
ahmedsufi
shabakada maadow
shabakada maadow



Mawduucyadaada : 2
ka Qeeb Qaadashaadaada : 2
Mahadcelin : 0
Is Diiwaangalintaa : 10/09/2011

Suaalo Iyo jawaabo Diini iyo Maadi Ah Empty
PostSubject: Re: Suaalo Iyo jawaabo Diini iyo Maadi Ah   Suaalo Iyo jawaabo Diini iyo Maadi Ah EmptySat Sep 10, 2011 12:01 pm

su'aal: maqanin aya lagu bishareyey janada
jawab: 10 nin
Back to top Go down
ahmedsufi
shabakada maadow
shabakada maadow



Mawduucyadaada : 2
ka Qeeb Qaadashaadaada : 2
Mahadcelin : 0
Is Diiwaangalintaa : 10/09/2011

Suaalo Iyo jawaabo Diini iyo Maadi Ah Empty
PostSubject: Re: Suaalo Iyo jawaabo Diini iyo Maadi Ah   Suaalo Iyo jawaabo Diini iyo Maadi Ah EmptySat Sep 10, 2011 12:24 pm

su'aal:khalid bin walid maqa sano ayu jiiray marku dimanayay
Back to top Go down
Sponsored content





Suaalo Iyo jawaabo Diini iyo Maadi Ah Empty
PostSubject: Re: Suaalo Iyo jawaabo Diini iyo Maadi Ah   Suaalo Iyo jawaabo Diini iyo Maadi Ah Empty

Back to top Go down
 
Suaalo Iyo jawaabo Diini iyo Maadi Ah
Back to top 
Page 1 of 1

Permissions in this forum:You cannot reply to topics in this forum
Shabkada Maadow :: Qeebta Cilmiga-
Jump to: