Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
Would you like to react to this message? Create an account in a few clicks or log in to continue.


Walaal Ku Soo Dhawoow Shabakada Aqoon Isweedaarsiga Ee Maadow
 
HomeSearchLatest imagesRegisteraqriso qur'aanka oo luqado badan ku tarjumanLog in
**MAADOW.ALAFDAL.NET **waa web ay ardayda iyo dhalinyarada soomaaliyeed ay ku kala gudbisadaan macluumaadka dhan walba**SHABAKADA MAADOW** Maamulka shabakada maaadow wuxuu idin soo gudbinayaa waxqabadka shabakada sanadka 2010**SHABAKADA MAADOW**Halkaan ka daawo sidaad oogu dari laheedad shabakada mawduuc ama maqaaal ama wax walba oo faaido lah adoo naga ilaalinaya waxyaabaha ka soo horjeeda shareecada islaamka**SHABAKDA MAADOW** Digniin karishtaanka soomaaliya By maanka **SHABAKADA MAADOW**Shabakada Maadow Waxkasta oo lagu qoro Khasab ma aha in uu maamulka Raali ka yahay**SHABKADA MAADOW**

 

 moobeelkaa tuugada ma dhameeyeen.............

Go down 
AuthorMessage
Ina_Maadow
shabakada maadow
shabakada maadow
Ina_Maadow


Mawduucyadaada : 276
ka Qeeb Qaadashaadaada : 722
Mahadcelin : 6
Is Diiwaangalintaa : 13/02/2010
Shaqadaada : Arday Jaamici

moobeelkaa tuugada ma dhameeyeen............. Empty
PostSubject: moobeelkaa tuugada ma dhameeyeen.............   moobeelkaa tuugada ma dhameeyeen............. EmptySat Feb 27, 2010 11:43 pm

salaamu calaykum
saan umalaynaayo dadbadan waa lagu wareeriyay mobeeladooda ina boojeeyo ama in laga jeebsiibo.
waa kanaa war cusub ayaan idin hayaa

moobeelkaa tuugada ma dhameeyeen............. 20100210
nin ingiriis ah aa wuxuu soo ikhtiraacay barnaamij loogu hortagaya tuugada.
nikaas daabaan la yirahdo aa mar uu u la hadlayay wakaaladah wararka aa wuxuu sheegay qofka markuu lawareego qof kale mobeelkiisa si sharci daro ah inuu soo saarayo mobeelkaas qeel,qeelidaasi oo ah mawjado raadiyoo taasoo iskugu gudbeeso dhinaca bulutuuthka .
barnaamijkaasi aa qeelida wuxuu soo saaraa markuu qofkaas kaa dheeraada toban mitir.
barnaamijkaas aa waxaa suqa lasoo galin doonaa sanadka danbe bisha july asigoo barnaamijkaas loogu magacdaray ((amigo)).
waxaan warkaan kasoo xiganay
mosco-sana
salaamu calaykum
Back to top Go down
 
moobeelkaa tuugada ma dhameeyeen.............
Back to top 
Page 1 of 1

Permissions in this forum:You cannot reply to topics in this forum
Shabkada Maadow :: Qeebta Barnaamijyada Computarka-
Jump to: