Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
Would you like to react to this message? Create an account in a few clicks or log in to continue.


Walaal Ku Soo Dhawoow Shabakada Aqoon Isweedaarsiga Ee Maadow
 
HomeSearchLatest imagesRegisteraqriso qur'aanka oo luqado badan ku tarjumanLog in
**MAADOW.ALAFDAL.NET **waa web ay ardayda iyo dhalinyarada soomaaliyeed ay ku kala gudbisadaan macluumaadka dhan walba**SHABAKADA MAADOW** Maamulka shabakada maaadow wuxuu idin soo gudbinayaa waxqabadka shabakada sanadka 2010**SHABAKADA MAADOW**Halkaan ka daawo sidaad oogu dari laheedad shabakada mawduuc ama maqaaal ama wax walba oo faaido lah adoo naga ilaalinaya waxyaabaha ka soo horjeeda shareecada islaamka**SHABAKDA MAADOW** Digniin karishtaanka soomaaliya By maanka **SHABAKADA MAADOW**Shabakada Maadow Waxkasta oo lagu qoro Khasab ma aha in uu maamulka Raali ka yahay**SHABKADA MAADOW**

 

 Haweenayda qaylada badan oo la ogaaday in ninkeedo faa’idoyin ka helo

Go down 
3 posters
AuthorMessage
tita
shabakada maadow
shabakada maadow



Mawduucyadaada : 59
ka Qeeb Qaadashaadaada : 165
Mahadcelin : 1
Is Diiwaangalintaa : 25/03/2010
36
Halkaa joogto : Mogadishu-Somalia
Shaqadaada : lecturer at PLASMA & JAZEERA Universities

Haweenayda qaylada badan oo la ogaaday in ninkeedo faa’idoyin ka helo  Empty
PostSubject: Haweenayda qaylada badan oo la ogaaday in ninkeedo faa’idoyin ka helo    Haweenayda qaylada badan oo la ogaaday in ninkeedo faa’idoyin ka helo  EmptyWed Jan 19, 2011 5:33 pm

Xaasaska dagaalka iyo dooda badan oo inta badan ragooda ka daba laad laadsada xiliyada xaafada joogaan ayaa cilmi baariso dhowr ah oo la sameeyey la garan waayey sababta dhabta ah ee ka dambaysa dhawaawaan waxaa la ogaaday cilmi baaris lagu sameeyay raga qaba haweenka nuucaas ah in ay heleen dhowr faa’ido oo hadii aysan xasaskooda galarka ku dhagi lahayn laga yaabo in aysan heli lahayn.
Afartan faa’ido oo ah kuwo aad muhiim u ah oo lagu ogaaday cilmi baaris dhawaan la sameeyey oo ay helaan ragaas xasaska murunka iyo qaylada badan ayaa kala ah:- 1) In marka odeyga ka yaabo qaska ay ku hayso xaaskiisa uu digriga Allaah badiyo asigoo leh.XASBIYA LAAHU WANIMCAL WAKIIL, 2) In ninkaas si uu uga baxsado qaylada iyo muranka xaaskiisa uu waqtiga ku soo lumiyo guryaha waalidiintiisa iyo qaraabada ugu dhaw oo sidaas ku xariiriyo EHELADIISA oo laga yaabee hadii aysan xaaskiisa qaylo iyo muran badneen uusan in badan u tagi lahayn, 3)In ninkaan aan qabin haweeney ku soo dhawaysa guriga uu ku fiicnaado shaqadiisa oo halkii uu guriga ku soo ordi lahaa ku daaho shaqadiisa si uu uga badbaado qaylada gacalisadiisa guriga kula sugayso, 4) In ninkaasi uusan noqon mid cayilan, sababtoo ah haweeneydiisan qaylada badan ayey u badan tahay inuusan ka helin nasasho iyo cunto fiican.
In badan oo ka mid ah dadka wax baar baara caalamka ayaa ku wareeray baaritaano ay ku sameeyeen haweenka caynkaas ah ee murun iyo qaylo u jooga ah iyagoona qaar ku sheegay in ay yihiin kuwo masayr badan oo ragooda had iyo jeer shaki ka qaba, halka kuwa kale ku sheegeen in uu yahay dareen maskaxeed oo uu haweeneydaas ninkeeda ku kalifay.
Si kastaba ha ahaatee, waxaa dhawaan la xaqiijiyey in haweenka kulaylka badan oo ragooda guriga ku soo dhaweeya qaylada, isla mar ahaantaane laga yaabo in ay ku sagootiyaan ayaa la helay in ninkoodu ka dhaxlo afarta faa’ido ee muhiimka ah oo aan kor ku soo xusnay.


xigasho
Omar Suleiman Omar (Tita)

Back to top Go down
wadani
shabakada maadow
shabakada maadow



Mawduucyadaada : 71
ka Qeeb Qaadashaadaada : 119
Mahadcelin : 0
Is Diiwaangalintaa : 24/02/2010

Haweenayda qaylada badan oo la ogaaday in ninkeedo faa’idoyin ka helo  Empty
PostSubject: Re: Haweenayda qaylada badan oo la ogaaday in ninkeedo faa’idoyin ka helo    Haweenayda qaylada badan oo la ogaaday in ninkeedo faa’idoyin ka helo  EmptyThu Feb 03, 2011 2:50 am

mahadsanid walaal cumar walaahi maqaalooyinkaada waa maqaalooyin aan ka helo
Back to top Go down
Admin
Maamule Ku Xigeen
Maamule Ku Xigeen
Admin


Mawduucyadaada : 77
ka Qeeb Qaadashaadaada : 155
Mahadcelin : 2
Is Diiwaangalintaa : 13/02/2010

Haweenayda qaylada badan oo la ogaaday in ninkeedo faa’idoyin ka helo  Empty
PostSubject: Re: Haweenayda qaylada badan oo la ogaaday in ninkeedo faa’idoyin ka helo    Haweenayda qaylada badan oo la ogaaday in ninkeedo faa’idoyin ka helo  EmptyFri Feb 04, 2011 1:43 pm

mahadsanid walaal
Back to top Go down
Sponsored content





Haweenayda qaylada badan oo la ogaaday in ninkeedo faa’idoyin ka helo  Empty
PostSubject: Re: Haweenayda qaylada badan oo la ogaaday in ninkeedo faa’idoyin ka helo    Haweenayda qaylada badan oo la ogaaday in ninkeedo faa’idoyin ka helo  Empty

Back to top Go down
 
Haweenayda qaylada badan oo la ogaaday in ninkeedo faa’idoyin ka helo
Back to top 
Page 1 of 1
 Similar topics
-
» Sida lo helo imelka mesha laga sodiray & wadan kaga so direy
» kitaab ay dad badan raadinaayeen
» mucjiso yaab badan
» Cuntooyinka ay Birtu ku Badan Tahay
» nashiido zaaid u cajiib badan oo ka hadlaysa.

Permissions in this forum:You cannot reply to topics in this forum
Shabkada Maadow :: Qeebta Wararka iyo Maqaalooyinka-
Jump to: