Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
Would you like to react to this message? Create an account in a few clicks or log in to continue.


Walaal Ku Soo Dhawoow Shabakada Aqoon Isweedaarsiga Ee Maadow
 
HomeSearchLatest imagesRegisteraqriso qur'aanka oo luqado badan ku tarjumanLog in
**MAADOW.ALAFDAL.NET **waa web ay ardayda iyo dhalinyarada soomaaliyeed ay ku kala gudbisadaan macluumaadka dhan walba**SHABAKADA MAADOW** Maamulka shabakada maaadow wuxuu idin soo gudbinayaa waxqabadka shabakada sanadka 2010**SHABAKADA MAADOW**Halkaan ka daawo sidaad oogu dari laheedad shabakada mawduuc ama maqaaal ama wax walba oo faaido lah adoo naga ilaalinaya waxyaabaha ka soo horjeeda shareecada islaamka**SHABAKDA MAADOW** Digniin karishtaanka soomaaliya By maanka **SHABAKADA MAADOW**Shabakada Maadow Waxkasta oo lagu qoro Khasab ma aha in uu maamulka Raali ka yahay**SHABKADA MAADOW**

 

 ISticmaalka Daawada (Talooyin)

Go down 
5 posters
AuthorMessage
Dr.Mohamed
Madaxa Qeebta Caafimaadka
Madaxa Qeebta Caafimaadka



Mawduucyadaada : 10
ka Qeeb Qaadashaadaada : 28
Mahadcelin : 0
Is Diiwaangalintaa : 12/09/2010

ISticmaalka Daawada (Talooyin) Empty
PostSubject: ISticmaalka Daawada (Talooyin)   ISticmaalka Daawada (Talooyin) EmptyMon Nov 08, 2010 10:04 pm




salaamu calykum
waa talooyin k saabsabsa sida aa u isticmaali laheeday daawada walaal ka faaideeso waa muhiim.

  • Markaad bilaabto inaad cabto daawada dhakhtar ka weydii inuu ku sharxiyo sida daaweynta aad u isticmaali karto, iyo wax khatar u
    ah caafimaadkaaga.


  • Ha isticmaalin qof kale daawadiis, ha siin daawadaada qof kale.


  • Haddaad isticmaasho daawada waqti oo lagu tala galay inaad isticmaasho, ha joojin intaadan dhameysan waqtiga oo dhan.


  • Dhakhtarka ama daawo-ibiiye, weydii in ay hubiyo daawada aad isticmaaleyso, wax muhiim waa qiyaasta daawo ee hal-mar aad qaadato.


  • Daawada walba waa la wada siiyaa warqadda ku sharxo sida loo isticmaali karo daawadan. Haddi lagu siin waayey weydii dhakhtarada.


  • Haddaad takto isbitaal qaado oo tus dhakhtarada daawada aad isticmaaleyso. U sheeg haddaad alerjiyo ama uurka leedahay.


  • Haddaad isbitaalka joogto iska hubso inaad daawada caadi aad u isticmaasho ee lagu siineyo.


  • Haddaad ka baxdo isbitaalka waa in dhakhtarkaaga ama dhakhtarka aad u tegeyso tustaa daawada aad isticmaali jirtay.


  • Ku celi daawada aadan isticmaalin, haku turin meesha qashinka.
xigasho
Pharmacist
Back to top Go down
wadani
shabakada maadow
shabakada maadow



Mawduucyadaada : 71
ka Qeeb Qaadashaadaada : 119
Mahadcelin : 0
Is Diiwaangalintaa : 24/02/2010

ISticmaalka Daawada (Talooyin) Empty
PostSubject: Re: ISticmaalka Daawada (Talooyin)   ISticmaalka Daawada (Talooyin) EmptyTue Jan 18, 2011 5:52 pm

mahadsanid walaaal
Back to top Go down
umu-salama
shabakada maadow
shabakada maadow
umu-salama


Mawduucyadaada : 44
ka Qeeb Qaadashaadaada : 86
Mahadcelin : 0
Is Diiwaangalintaa : 10/03/2010

ISticmaalka Daawada (Talooyin) Empty
PostSubject: Re: ISticmaalka Daawada (Talooyin)   ISticmaalka Daawada (Talooyin) EmptyThu Mar 24, 2011 9:11 am

mahadsanid dr waa talooyin aad u muhiim ah Smile
Back to top Go down
Admin
Maamule Ku Xigeen
Maamule Ku Xigeen
Admin


Mawduucyadaada : 77
ka Qeeb Qaadashaadaada : 155
Mahadcelin : 2
Is Diiwaangalintaa : 13/02/2010

ISticmaalka Daawada (Talooyin) Empty
PostSubject: Re: ISticmaalka Daawada (Talooyin)   ISticmaalka Daawada (Talooyin) EmptySun May 22, 2011 3:36 pm

maa shaa alaah waa mawduuc aad u qiimo badan
Back to top Go down
saacid
shabakada maadow
shabakada maadow



Mawduucyadaada : 1
ka Qeeb Qaadashaadaada : 1
Mahadcelin : 0
Is Diiwaangalintaa : 17/08/2012

ISticmaalka Daawada (Talooyin) Empty
PostSubject: Re: ISticmaalka Daawada (Talooyin)   ISticmaalka Daawada (Talooyin) EmptyFri Aug 17, 2012 9:48 pm

jasaaka laah
Back to top Go down
Sponsored content





ISticmaalka Daawada (Talooyin) Empty
PostSubject: Re: ISticmaalka Daawada (Talooyin)   ISticmaalka Daawada (Talooyin) Empty

Back to top Go down
 
ISticmaalka Daawada (Talooyin)
Back to top 
Page 1 of 1
 Similar topics
-
» faaidada ay leedayahay daawada............

Permissions in this forum:You cannot reply to topics in this forum
Shabkada Maadow :: Qeebta Caafimaadka-
Jump to: