Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.


Walaal Ku Soo Dhawoow Shabakada Aqoon Isweedaarsiga Ee Maadow
 
HomeFAQSearchRegisteraqriso qur'aanka oo luqado badan ku tarjumanLog in
**MAADOW.ALAFDAL.NET **waa web ay ardayda iyo dhalinyarada soomaaliyeed ay ku kala gudbisadaan macluumaadka dhan walba**SHABAKADA MAADOW** Maamulka shabakada maaadow wuxuu idin soo gudbinayaa waxqabadka shabakada sanadka 2010**SHABAKADA MAADOW**Halkaan ka daawo sidaad oogu dari laheedad shabakada mawduuc ama maqaaal ama wax walba oo faaido lah adoo naga ilaalinaya waxyaabaha ka soo horjeeda shareecada islaamka**SHABAKDA MAADOW** Digniin karishtaanka soomaaliya By maanka **SHABAKADA MAADOW**Shabakada Maadow Waxkasta oo lagu qoro Khasab ma aha in uu maamulka Raali ka yahay**SHABKADA MAADOW**

Share | 
 

 bayaan kii mideen ta xaraka iyo xizbiga

View previous topic View next topic Go down 
AuthorMessage
macruf
shabakada maadow
shabakada maadow


Mawduucyadaada : 3
ka Qeeb Qaadashaadaada : 5
Mahadcelin : 0
Is Diiwaangalintaa : 10/12/2010

PostSubject: bayaan kii mideen ta xaraka iyo xizbiga   Sun Dec 26, 2010 7:34 pm

kadib munaasab balaaran oo galab ta kadhacday magalda muqdisho ayaa lagu dhawaqay midnimo kama dambees ah ee wada gaaren wallaha mujaahidiinta ee xaraka iyo xizbiga .
muanaasaban oo aad u balaar need ayaa waxa kasoo qeeb galay dhamaan xubnaha wilaayada gobolka banaadir iyo xubno katirsanaa xizbiga munaasabaan ayaa laga soo saaray qodobo dhoowra h waxaa kamid ahaa
1inlatago qilafa islamyah oo wafaq san shareecada islamka
2 in lasii wado jihaad ka si loo xoojiyo towxiid
3 in lahir galiyo caqiidada Al walaa wal baraa
4 in ummada lagu midooyo calan islaamka.
qodobadaas iyo kuwakale oo aad u farabadan .
hadabo aqristayaasha waxaan wedinaya sualahan?
1 waa maxay dareen kaga ku aadan midnimada?
2 yee kulatahay in loo magacaawo qilaafa islamiga ?
jazkumullah./
Back to top Go down
wadani
shabakada maadow
shabakada maadow


Mawduucyadaada : 71
ka Qeeb Qaadashaadaada : 119
Mahadcelin : 0
Is Diiwaangalintaa : 24/02/2010

PostSubject: Re: bayaan kii mideen ta xaraka iyo xizbiga   Mon Dec 27, 2010 2:17 am

walaaal mahadsanid waa wax lagu farxo inay soomaaliya ay midoowaan walaahi waan ku farxay markay midooween laakin walaal iiga raali noqo aniga makala kasaayo dada hogaaminayo laakin waxaan rajaynaa qof masuul eh in laga dhigo mahadsanid walaal
Back to top Go down
cabdalla
shabakada maadow
shabakada maadow


Mawduucyadaada : 9
ka Qeeb Qaadashaadaada : 13
Mahadcelin : 0
Is Diiwaangalintaa : 22/03/2010
29
Halkaa joogto : England-london
Shaqadaada : arday

PostSubject: Re: bayaan kii mideen ta xaraka iyo xizbiga   Mon Dec 27, 2010 2:44 am

salaamu calaykum sxbayaal dhamaantiin hadaan suaalhan ka jawaabo waxan odhanlahaa aan ukala saarno laba .
1. heshiishka shar wadayaasha diidan nabada dalkeena hooyo ee ka yimiday danbiyadii aan galnay waayo qofkasta oo danbi galaa waxa uu la kulmaa sidan oo kale markaa waxan odhan lahaa horta ilaahay aan u toobad keeno barinana in waxan oo kale dibna inoogu hadana inaga dulqaado .
2. horta su aal ka hor inta aan khaliif la magacaabin ayuu khaliif u noqonayaa aan nidhaahno walaal . waayo qof aan la iskuwada waafaqsanayn maba noqonkaro khaliif , tusaale hadii aan idhaa ha noqda abuu zubayr ( abuu shaydaan), waxa uu ka soo cararay hargaysa markii uu dad soo dhacay imikana firxadkii ayu muqdisho ku dhuuntaa . hadaan qabto igama fakan karo walaal.
Back to top Go down
Sponsored content




PostSubject: Re: bayaan kii mideen ta xaraka iyo xizbiga   Today at 8:47 pm

Back to top Go down
 
bayaan kii mideen ta xaraka iyo xizbiga
View previous topic View next topic Back to top 
Page 1 of 1

Permissions in this forum:You cannot reply to topics in this forum
Shabkada Maadow :: Qeebta Wararka iyo Maqaalooyinka-
Jump to: