Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
Would you like to react to this message? Create an account in a few clicks or log in to continue.


Walaal Ku Soo Dhawoow Shabakada Aqoon Isweedaarsiga Ee Maadow
 
HomeSearchLatest imagesRegisteraqriso qur'aanka oo luqado badan ku tarjumanLog in
**MAADOW.ALAFDAL.NET **waa web ay ardayda iyo dhalinyarada soomaaliyeed ay ku kala gudbisadaan macluumaadka dhan walba**SHABAKADA MAADOW** Maamulka shabakada maaadow wuxuu idin soo gudbinayaa waxqabadka shabakada sanadka 2010**SHABAKADA MAADOW**Halkaan ka daawo sidaad oogu dari laheedad shabakada mawduuc ama maqaaal ama wax walba oo faaido lah adoo naga ilaalinaya waxyaabaha ka soo horjeeda shareecada islaamka**SHABAKDA MAADOW** Digniin karishtaanka soomaaliya By maanka **SHABAKADA MAADOW**Shabakada Maadow Waxkasta oo lagu qoro Khasab ma aha in uu maamulka Raali ka yahay**SHABKADA MAADOW**

 

 nin shiinees aan maskaxdiisa dageen ilaa uu kacuno...........

Go down 
AuthorMessage
Ina_Maadow
shabakada maadow
shabakada maadow
Ina_Maadow


Mawduucyadaada : 276
ka Qeeb Qaadashaadaada : 722
Mahadcelin : 6
Is Diiwaangalintaa : 13/02/2010
Shaqadaada : Arday Jaamici

nin shiinees aan maskaxdiisa dageen ilaa uu kacuno........... Empty
PostSubject: nin shiinees aan maskaxdiisa dageen ilaa uu kacuno...........   nin shiinees aan maskaxdiisa dageen ilaa uu kacuno........... EmptyWed Feb 24, 2010 1:34 pm

salaamu calykum
nin shiinees aan maskaxdiisa dageen ilaa uu kacuno........... Nin_sh10

ninkaas aa u jeedaaan magaciisa waa woon kasiid waane 41jir ninkaan maskaxdiisa ma dagayso ilaa uu ka cuno mas wuxuu sheegay maalintii waa in uu cunaa 3mas oo nool wuxuu sheegay in waxaani caadadiisa ay tahay uuna bilaabay asigoo yar saaxibadiisa ayaa waxay ku xijeeyaan mararka qaarkood in halkii xabo mas uu cuno ay siinayaan baakad sigaar.
ninkaas woon layirahdo wuxuu sheegay inuu ku jeclyahay maska inuu ku cabo qamriga taasoo u yeelaayo dhacaan u gaar ah siduu uu asiga sheegtay Laughing lol!
salaaamu calaykum
Back to top Go down
 
nin shiinees aan maskaxdiisa dageen ilaa uu kacuno...........
Back to top 
Page 1 of 1

Permissions in this forum:You cannot reply to topics in this forum
Shabkada Maadow :: Qeebta mucjizooyinka aduunka-
Jump to: