Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
Would you like to react to this message? Create an account in a few clicks or log in to continue.


Walaal Ku Soo Dhawoow Shabakada Aqoon Isweedaarsiga Ee Maadow
 
HomeSearchLatest imagesRegisteraqriso qur'aanka oo luqado badan ku tarjumanLog in
**MAADOW.ALAFDAL.NET **waa web ay ardayda iyo dhalinyarada soomaaliyeed ay ku kala gudbisadaan macluumaadka dhan walba**SHABAKADA MAADOW** Maamulka shabakada maaadow wuxuu idin soo gudbinayaa waxqabadka shabakada sanadka 2010**SHABAKADA MAADOW**Halkaan ka daawo sidaad oogu dari laheedad shabakada mawduuc ama maqaaal ama wax walba oo faaido lah adoo naga ilaalinaya waxyaabaha ka soo horjeeda shareecada islaamka**SHABAKDA MAADOW** Digniin karishtaanka soomaaliya By maanka **SHABAKADA MAADOW**Shabakada Maadow Waxkasta oo lagu qoro Khasab ma aha in uu maamulka Raali ka yahay**SHABKADA MAADOW**

 

 faaidada ay leedayahay daawada............

Go down 
2 posters
AuthorMessage
Dr.Mohamed
Madaxa Qeebta Caafimaadka
Madaxa Qeebta Caafimaadka



Mawduucyadaada : 10
ka Qeeb Qaadashaadaada : 28
Mahadcelin : 0
Is Diiwaangalintaa : 12/09/2010

faaidada ay leedayahay daawada............ Empty
PostSubject: faaidada ay leedayahay daawada............   faaidada ay leedayahay daawada............ EmptyThu Oct 14, 2010 7:51 pm

asalaamu caleykum waraxmatullahi wa barakaatuh....
waxaan topikaan ugu hadlaya daawo dabiici ah taas ah daawada layiraahdo xabutu sawda oo ah daawo uu rasuulka salawaatullahi caleyhi wasalam tilmaamay taasoo uu ku sheegay in ay tahay daawo lagu daaweenkaro cudurkasta uu rabbi uun kaan keenay marka laga reebo geerida daawadan waxa loo isticmaali kara meel waxba iyadoo qaab qiyaasan loo isticmaalo .............................
waxey leedahay waxyeelo waa marka aad si xadka bax u isticmaasho waxaan lakulmay gabadh si xad ka bax u isticmaashay oo hada dhagaha jog ka ah waxaan rajeynaya in gabadhas ay tusaale idin noqoto in sha'alah marka aad isticmaalka bilabeyso ku bilow magaca alle subxaana watacaaala kadibna niyeeso in cudurka ku haayo in alle kaa caafiyo bisababi daawadaan .................................
waxaan rajeyna in dad badan in ay kafaa'ideesan doonaan daawadaan oo taala meelkasto ......................
waxaan mahad balaaran u celinaya dhamaan dadka isku xilqaamay sameynta webkaan faa'idada badan waxaan alle idinkaaga baryaya in uu idinka sawaabiyo ajar idinkuna naxariisto naxariistiisa.


w/s/c
Back to top Go down
halyeey_soomaaliyeed
shabakada maadow
shabakada maadow
halyeey_soomaaliyeed


Mawduucyadaada : 49
ka Qeeb Qaadashaadaada : 113
Mahadcelin : 4
Is Diiwaangalintaa : 09/03/2010
Shaqadaada : arday jaamacadeed

faaidada ay leedayahay daawada............ Empty
PostSubject: Re: faaidada ay leedayahay daawada............   faaidada ay leedayahay daawada............ EmptyFri Oct 22, 2010 12:54 pm

mahadsanid walaal
Back to top Go down
 
faaidada ay leedayahay daawada............
Back to top 
Page 1 of 1
 Similar topics
-
» ISticmaalka Daawada (Talooyin)

Permissions in this forum:You cannot reply to topics in this forum
Shabkada Maadow :: Qeebta Caafimaadka-
Jump to: