Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
Would you like to react to this message? Create an account in a few clicks or log in to continue.


Walaal Ku Soo Dhawoow Shabakada Aqoon Isweedaarsiga Ee Maadow
 
HomeSearchLatest imagesRegisteraqriso qur'aanka oo luqado badan ku tarjumanLog in
**MAADOW.ALAFDAL.NET **waa web ay ardayda iyo dhalinyarada soomaaliyeed ay ku kala gudbisadaan macluumaadka dhan walba**SHABAKADA MAADOW** Maamulka shabakada maaadow wuxuu idin soo gudbinayaa waxqabadka shabakada sanadka 2010**SHABAKADA MAADOW**Halkaan ka daawo sidaad oogu dari laheedad shabakada mawduuc ama maqaaal ama wax walba oo faaido lah adoo naga ilaalinaya waxyaabaha ka soo horjeeda shareecada islaamka**SHABAKDA MAADOW** Digniin karishtaanka soomaaliya By maanka **SHABAKADA MAADOW**Shabakada Maadow Waxkasta oo lagu qoro Khasab ma aha in uu maamulka Raali ka yahay**SHABKADA MAADOW**

 

 ramadaan kariim & gabay uu tiriiyay cabdulaahi suldaan timacade

Go down 
3 posters
AuthorMessage
cabdalla
shabakada maadow
shabakada maadow
cabdalla


Mawduucyadaada : 9
ka Qeeb Qaadashaadaada : 13
Mahadcelin : 0
Is Diiwaangalintaa : 22/03/2010
36
Halkaa joogto : England-london
Shaqadaada : arday

ramadaan kariim & gabay uu tiriiyay cabdulaahi suldaan timacade Empty
PostSubject: ramadaan kariim & gabay uu tiriiyay cabdulaahi suldaan timacade   ramadaan kariim & gabay uu tiriiyay cabdulaahi suldaan timacade EmptyWed Aug 11, 2010 6:05 pm

salaamu calaykum maanta oo ay tahay ramadaan kowdeed waxan aan jeclaystay in aan sxbayaal in ayar oo murti somaliyed oo uu inoo marin doono cabdilahi suldan timade ale ha una xariistee aan isxasuusino geerarkan waxa layidhaa casiisaw waa mahadaa Timacade wuxu geeraarkan inagu tusaaleynayaa awooda Eebbe ee aan koobnayn. Geeraarkan waxa inooga muuqaneysa aqoonta qotada dheer ee Timacadde u lahaa diinta. Wuxuu ina tusaaleynayaa jirrabkii iyo dhibaatooyinkii la soo mariyey Nebiyada iyo siduu Eebbe ugu hiilliyey, wuxu yidhi :


Ilaahi cirka taagayee
Dayaxa iyo cadceeddiyop
Xiddigaa ku cigaalayow !
Ilaahi caadil ahaaye
Dhulka caynkan u daadshaye
Ku culaysiyey buurta e
Isagoon cidi joogin
Casiiskii Nebi Aadan
Ka buuray cammuudda e
Cidhifkaa bidixdiisa
Intuu caaro ka jeebay
Cadkii Xaawa ka yeelayow
Ilaahi caadil ahaaye
Ciyaarsiiyay buxuurta e
Ceejiyee ama siiyayow
Ilaahii caadil ahaaye
Casiiskii Nebi Luud
Kuwii caasi gareeyay
Amaba ceebta yiqiinnay
Habeen cawda u gooyayow
Ilaahii caadil ahaaye
Casiiskiisii Suleymaan
Dabayshuu carbiyayow !
Ilaahii Nebi Ciise
Cilmigiisa ku qaadaye
Cashaduu iman doonana
Cawar seef ugu dhiibayow
Ilaahi caadil ahaaye
Casiiskii Ayuub
Cudurkii uu ku raajay
Marki uu caban waayey
Caafimaad ugu doorshay
Curuuqddiisii dhammaatiyo
Raxmaddii ku dul caastay
Cimrigoodi yareeyaye
Cusbeysiiyey Jidhkooda E
Caruusiinta ka yeelayow ahadaa
Back to top Go down
wadani
shabakada maadow
shabakada maadow



Mawduucyadaada : 71
ka Qeeb Qaadashaadaada : 119
Mahadcelin : 0
Is Diiwaangalintaa : 24/02/2010

ramadaan kariim & gabay uu tiriiyay cabdulaahi suldaan timacade Empty
PostSubject: Re: ramadaan kariim & gabay uu tiriiyay cabdulaahi suldaan timacade   ramadaan kariim & gabay uu tiriiyay cabdulaahi suldaan timacade EmptyFri Aug 13, 2010 12:03 pm

ramadaan kariim & gabay uu tiriiyay cabdulaahi suldaan timacade Icon_smile waaw waaa gabay yaab badan aniga waxaan ka mid ahay dadka sida ween oola dhaca gabayada timacade alaah aa u naxariisteee.
Back to top Go down
umu-salama
shabakada maadow
shabakada maadow
umu-salama


Mawduucyadaada : 44
ka Qeeb Qaadashaadaada : 86
Mahadcelin : 0
Is Diiwaangalintaa : 10/03/2010

ramadaan kariim & gabay uu tiriiyay cabdulaahi suldaan timacade Empty
PostSubject: Re: ramadaan kariim & gabay uu tiriiyay cabdulaahi suldaan timacade   ramadaan kariim & gabay uu tiriiyay cabdulaahi suldaan timacade EmptySun Aug 22, 2010 9:28 am

mahad sanid
Back to top Go down
Sponsored content





ramadaan kariim & gabay uu tiriiyay cabdulaahi suldaan timacade Empty
PostSubject: Re: ramadaan kariim & gabay uu tiriiyay cabdulaahi suldaan timacade   ramadaan kariim & gabay uu tiriiyay cabdulaahi suldaan timacade Empty

Back to top Go down
 
ramadaan kariim & gabay uu tiriiyay cabdulaahi suldaan timacade
Back to top 
Page 1 of 1
 Similar topics
-
» RAMADAAN KARIIM
» Gabay Koofil
» muxaadaraadka sheekha shahiidka bi idnilaah al mujaahid cabdulaahi cazaam alaah ha u naxariisteee
» Gabay xiin faniin
» Gabay qiimo badan uu magaciisa yahay((takoor))

Permissions in this forum:You cannot reply to topics in this forum
Shabkada Maadow :: Qeebta Gabayada iyo Murtida iyo Maahmahyada-
Jump to: