Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
Would you like to react to this message? Create an account in a few clicks or log in to continue.


Walaal Ku Soo Dhawoow Shabakada Aqoon Isweedaarsiga Ee Maadow
 
HomeSearchLatest imagesRegisteraqriso qur'aanka oo luqado badan ku tarjumanLog in
**MAADOW.ALAFDAL.NET **waa web ay ardayda iyo dhalinyarada soomaaliyeed ay ku kala gudbisadaan macluumaadka dhan walba**SHABAKADA MAADOW** Maamulka shabakada maaadow wuxuu idin soo gudbinayaa waxqabadka shabakada sanadka 2010**SHABAKADA MAADOW**Halkaan ka daawo sidaad oogu dari laheedad shabakada mawduuc ama maqaaal ama wax walba oo faaido lah adoo naga ilaalinaya waxyaabaha ka soo horjeeda shareecada islaamka**SHABAKDA MAADOW** Digniin karishtaanka soomaaliya By maanka **SHABAKADA MAADOW**Shabakada Maadow Waxkasta oo lagu qoro Khasab ma aha in uu maamulka Raali ka yahay**SHABKADA MAADOW**

 

 هل ستفكر بإرسالها إلى أحد ؟

Go down 
2 posters
AuthorMessage
tita
shabakada maadow
shabakada maadow



Mawduucyadaada : 59
ka Qeeb Qaadashaadaada : 165
Mahadcelin : 1
Is Diiwaangalintaa : 25/03/2010
36
Halkaa joogto : Mogadishu-Somalia
Shaqadaada : lecturer at PLASMA & JAZEERA Universities

هل ستفكر بإرسالها إلى أحد ؟ Empty
PostSubject: هل ستفكر بإرسالها إلى أحد ؟   هل ستفكر بإرسالها إلى أحد ؟ EmptySat Sep 18, 2010 9:53 pm

Assalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatuhu.

Walaalahayga islaamka ah, waxaan idin ku baraarujinayaa in aad badisaan xuska Alle subxaanuhu watacaalaa, adkaarta iyo qur'aan akhriskaba.
camalkaasi waxa uu ku anfacayaa maalin aanay wax kuu tarayn Hooyo, oo la hubo adduunka in ay aad kuugu dadaashay, iyadu haba dhibtootee. Aabbe kaa jecel naftiisa kuuna hura wax uu hayo hiil iyo hooba, Walaalo kula safta markaad garab u baahan tahay, Qabiil aad ku faanto oo laga yaabo markii wax laga sheego inaad miyir doorsoontid, Adduunyo aad ururiso markaad dhimatana dad kale u haraan, Xaas ama Say aad jeceshay nolosha beenta ah intaad isla joogtaan, Ilmo aad xannaanadooda iyo korintooda ku mashquushid ilaa ay aakhiro ku hilmaansiiyaan!
Walaalayaal waxaan haysannaa fursad inta ay naftu nagu jirto, aan ka faaiidaysanno fursaddaas oo aan guriga aan u guuri doonno wax u hormarsanno! waana labo shey oo qura: Iimaan iyo Camal Suubban!!! intaanay imaan maalin aan dhahno "Rabiyow na celi aan camal wanaagsan soo samaysannee", taasoo aan la iska yeeli doonin!!!!

"Maanta waa camal xisaabise majirto, berrina waa xisaab camal majiro"

"xaasibuu anfusakum qabla antuxaasibuu.

AAN IS XISAABINNO INTAAN NALA XISAABIN!!!!

ALLOW NAGU HANUUNI JIDKA TOOSAN! AAMIIIIIIIIIIIIN YAA RABBI....

________________________________________

بسم الله الرحمن الرحيم

هل ستفكر بإرسالها إلى أحد ؟!



هذا الرجل الوسيم





هل تعلم ماذا يفعل لك القران عند موتك ؟؟؟
عند موت الانسان وأثناء إنشغال أقربائه بمناسكِه الجنائزيةِ, يقفُ رجلٌ وسيمُ جداً بجوار رأس الميت. وعند تكفين الجثّة, يَدْخلُ ذلك الرجلِ بين الكفنِ وصدرِ الميّتِ . وبعد الدفنِ, يَعُودَ الناس إلى بيوتهم , ويأتي القبرِ ملكان مُنكرٌ ونكير , ويُحاولانَ أَنْ يَفْصلاَ هذا الرجلِ الوسيم عن الميتِ لكي يَكُونوا قادرين على سؤال الرجلِ الميتِ في خصوصية حول إيمانِه.


لكن يَقُولُ الرجل الوسيم : 'هو رفيقُي, هو صديقُي. أنا لَنْ أَتْركَه بدون تدخّل في أيّ حالٍ منَ الأحوالِ ...
إذا كنتم معينينَّن لسؤالهِ, فأعمَلوا بما تؤمرونَ. أما أنا فلا أَستطيعُ تَرْكه حتى أدخلهْ إلى الجنةِ '.
ويتحول الرجل الوسيم إلى رفيقه الميت ويَقُولُ له :
'أَنا القرآن الذيّ كُنْتَ تَقْرأُه بصوتٍ عالي أحياناً وبصوت خفيض أحياناً أخرى. لا تقلق فبعد سؤال مُنكرٍ ونكير لا حزن بعد اليوم.'
وعندما ينتهى السؤال , يُرتّبُ الرجل الوسيم والملائكة فراش من الحرير مُلأَ بالمسكِ للميت في الجنة .
فلندعو الله أن يُنعم علينا بإحسانه من هذا الخير. آمين آمين آمين .
يقول رسول الله (صلى الله عليه وآلهِ وصحبهِ وسلم) , فيما معناه , يأتي القرآن يوم القيامة شفيعاً لأصحابه لا يعادل شفاعتهُ أمام الله نبي أو ملاك .


رجاءً أنقل هذا المحتوى إلى كُل شخص تعرفه .
فالنبي (صلى الله عليه وآلهِ وصحبهِ وسلم) يقول :
'بلغوا عني ولو آية'


أثبتت دراسة علمية
أن قراءة القرآن كل يوم تنشط جهاز المناعة وكذلك ملامسة الجبهة للأرض في وضع السجود يساعد على ضخ كمية أكبر من الدماء إلى المخ وتنشيطه وتفريغ للشحنة الكهربائية الساكنة التي يكتسبها الرأس.
رجاء انشر هذه المعلومة لجميع أصدقائك ومحبيك لعل الله أن يهدي بها قلوبا زاغت عن طريق الحق وأغواها الشيطان ولك الأجر والثواب
ستين ثانية من وقتك فقط !!!










By:
Omar Suleiman omar (Tita).
Back to top Go down
Ina_Maadow
shabakada maadow
shabakada maadow
Ina_Maadow


Mawduucyadaada : 276
ka Qeeb Qaadashaadaada : 722
Mahadcelin : 6
Is Diiwaangalintaa : 13/02/2010
Shaqadaada : Arday Jaamici

هل ستفكر بإرسالها إلى أحد ؟ Empty
PostSubject: Re: هل ستفكر بإرسالها إلى أحد ؟   هل ستفكر بإرسالها إلى أحد ؟ EmptyWed Sep 22, 2010 8:48 am

mahad sanid walalal
Back to top Go down
 
هل ستفكر بإرسالها إلى أحد ؟
Back to top 
Page 1 of 1

Permissions in this forum:You cannot reply to topics in this forum
Shabkada Maadow :: Qeebta Wararka iyo Maqaalooyinka-
Jump to: