Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
Would you like to react to this message? Create an account in a few clicks or log in to continue.


Walaal Ku Soo Dhawoow Shabakada Aqoon Isweedaarsiga Ee Maadow
 
HomeSearchLatest imagesRegisteraqriso qur'aanka oo luqado badan ku tarjumanLog in
**MAADOW.ALAFDAL.NET **waa web ay ardayda iyo dhalinyarada soomaaliyeed ay ku kala gudbisadaan macluumaadka dhan walba**SHABAKADA MAADOW** Maamulka shabakada maaadow wuxuu idin soo gudbinayaa waxqabadka shabakada sanadka 2010**SHABAKADA MAADOW**Halkaan ka daawo sidaad oogu dari laheedad shabakada mawduuc ama maqaaal ama wax walba oo faaido lah adoo naga ilaalinaya waxyaabaha ka soo horjeeda shareecada islaamka**SHABAKDA MAADOW** Digniin karishtaanka soomaaliya By maanka **SHABAKADA MAADOW**Shabakada Maadow Waxkasta oo lagu qoro Khasab ma aha in uu maamulka Raali ka yahay**SHABKADA MAADOW**

 

 Khashinyoow Waxaan ku mooday; Waxaad noqotay!!.

Go down 
2 posters
AuthorMessage
tita
shabakada maadow
shabakada maadow



Mawduucyadaada : 59
ka Qeeb Qaadashaadaada : 165
Mahadcelin : 1
Is Diiwaangalintaa : 25/03/2010
36
Halkaa joogto : Mogadishu-Somalia
Shaqadaada : lecturer at PLASMA & JAZEERA Universities

Khashinyoow  Waxaan ku mooday; Waxaad noqotay!!. Empty
PostSubject: Khashinyoow Waxaan ku mooday; Waxaad noqotay!!.   Khashinyoow  Waxaan ku mooday; Waxaad noqotay!!. EmptyMon Jul 26, 2010 10:18 pm

Khashinyoow Waxaan ku mooday; Waxaad noqotay!!.
Erayada aad kor ku arkeysaan, waxey ka soo yeereen ninkii ay qisadaan ku dhacday. Waxaa dhacay nin ku nool dlka Mareykinka gaar ahaan magaalada Minneapolis, ayaa wuxuu aad u cuni jiray Khaadka.
Maaalin ayey xaaskiisa u soo dirtay in uu u soo iibiyo caano wiilkiisa yar. Markii uu Jaamac xaafada ka soo baxay ayaa waxaa soo wacay nin saaxiibkiis ah oo u sheegay in magaalada la keenay Khaad Fresh ah.
Jaamac wuu iska ilooway sababtii uu aqalkiisa uuga soo baxay. Isagoon ka fiirsan ayuu u cararay xaafadii saaxiibkiisa oo uu u fadhiistay in uu cunno khaadka Freshka ah.
Jaamac ayaa aad iyo aad ugu magaansaday khaadka uu cunaayo iyo sheekooyinka ay sheegaayaan saaxiibadiis. Wuxuu ilaaway in uu ka xeestay xaaskiisa digniin ah in ay aqalka ka burineyso hadii uusan daynin khaadka.
Markii ay saacada ahayd afartii aroornimo ayuu Jaamac soo xusuustay in loo soo diray in uu caano u soo iibiyo wiilkiisa yar. Markaasuu isagoo si xun u mirkhaansan, gogosha ka cararay.
Jaamac aa markuu albaabka aqalkiisa soo hor istaagay, ku arkay bac madoow oo buuxda, bacdaas uu dhowr jeer arkay in loogu soo riday dharkoodi rag badan oo guryahooda laga soo eryay.
Jaamac ayaa bacdii albaabkiisa taalay intuu qaatay ayuu aaday guriga hooyadiis isagoo naxsan. Wuxuu hurdada ka kiciyey hooyadiis isagoo leh caawa dharkeygii ayaa banaanka la ii soo dhigay oo ma aadi karo gurigeygi ee Hooyooy meel aan seexdo I sii.
Jaamac hooyadiis ayaa ku tiri bal bacdaadan madow dhigo closet(kaan). Jaamac wuxuu soo toosay hooyadiisa oo Ashahaadaneyso, oo leh waxaan qurmuun halkuu ka yimid. Jaamac hooyadiis oo yaaban ayaa furtay closet (ka) uu Jaamac dhigtay bacdiisii madooweed.
Waxaa la ogaaday in qurmuunka uu ka yimid bacdii uu lahaa Jaamac dharkeyga ayaa la iigu soo riday. Bacdii madooweed markii la furay ayaa waxaa ka soo baxay qashinkii gurigiisa oo ay xaaskiisa banaanka u soo dhigtay in uu Jaamac soo tuuro. Jaamacna wuxuu u qaatay bacdaas madoow in uu ku jiro dharkiisa oo sida saaxibadiisa oo kale in isagana caawa alaabtiisa loo soo tuuray.
Jaamac ayaa ugu horeeyay dadkii ku qoslay qashinkaas, wuxuuna soo xusuustay qisadii cigaal shidaad, markaasuu bacdii madooweed ku yiri, “Khashinyahoow waxaan ku mooday; Waxaad noqotay, Mise waxaan u noqon doonin”. “Waxaan ku mooday dharkeygi oo la iisoo tuuray; Waxaad noqotay Khashinkii aqalkeyga; Waxaanse u noqondoonin in aan khaad danbe cuno”
Waxaana la soo sheegay in Jaamac khaad uu ugu danbeeyay habeenkaas.
By:
Omar Suleiman Omar (Tita)

Back to top Go down
abdi hafid abdi salan1
Madaxa Qeebta Maaqaalooyinka & Maahmaahyada
Madaxa Qeebta Maaqaalooyinka & Maahmaahyada
abdi hafid abdi salan1


Mawduucyadaada : 20
ka Qeeb Qaadashaadaada : 46
Mahadcelin : 0
Is Diiwaangalintaa : 14/02/2010
35
Shaqadaada : student at university

Khashinyoow  Waxaan ku mooday; Waxaad noqotay!!. Empty
PostSubject: Re: Khashinyoow Waxaan ku mooday; Waxaad noqotay!!.   Khashinyoow  Waxaan ku mooday; Waxaad noqotay!!. EmptyMon Aug 23, 2010 5:58 am

kkkkkkkkkkkkkkkkk sxb aniga waxaab i cajabiyo mawduucyadaa subjectugooda mahad sanid tita
Back to top Go down
 
Khashinyoow Waxaan ku mooday; Waxaad noqotay!!.
Back to top 
Page 1 of 1
 Similar topics
-
» Dhamaan Walaalaha Shabakada waxaan leenahay Ciid Wanaagsan

Permissions in this forum:You cannot reply to topics in this forum
Shabkada Maadow :: Qeebta Wararka iyo Maqaalooyinka-
Jump to: