Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
Would you like to react to this message? Create an account in a few clicks or log in to continue.


Walaal Ku Soo Dhawoow Shabakada Aqoon Isweedaarsiga Ee Maadow
 
HomeSearchLatest imagesRegisteraqriso qur'aanka oo luqado badan ku tarjumanLog in
**MAADOW.ALAFDAL.NET **waa web ay ardayda iyo dhalinyarada soomaaliyeed ay ku kala gudbisadaan macluumaadka dhan walba**SHABAKADA MAADOW** Maamulka shabakada maaadow wuxuu idin soo gudbinayaa waxqabadka shabakada sanadka 2010**SHABAKADA MAADOW**Halkaan ka daawo sidaad oogu dari laheedad shabakada mawduuc ama maqaaal ama wax walba oo faaido lah adoo naga ilaalinaya waxyaabaha ka soo horjeeda shareecada islaamka**SHABAKDA MAADOW** Digniin karishtaanka soomaaliya By maanka **SHABAKADA MAADOW**Shabakada Maadow Waxkasta oo lagu qoro Khasab ma aha in uu maamulka Raali ka yahay**SHABKADA MAADOW**

 

 Faay cadeey iyo lacag jaceeylkeedii

Go down 
AuthorMessage
tita
shabakada maadow
shabakada maadow



Mawduucyadaada : 59
ka Qeeb Qaadashaadaada : 165
Mahadcelin : 1
Is Diiwaangalintaa : 25/03/2010
36
Halkaa joogto : Mogadishu-Somalia
Shaqadaada : lecturer at PLASMA & JAZEERA Universities

Faay cadeey iyo lacag jaceeylkeedii Empty
PostSubject: Faay cadeey iyo lacag jaceeylkeedii   Faay cadeey iyo lacag jaceeylkeedii EmptyThu Aug 05, 2010 9:23 pm

Maalinbaa Aay Faay Caddeey oo aad u jecel lacagta ayaa waxaa u yeeratay taksi markaasey ku tiri: “waxaan doonayaa in aan aado gegida dayuuraha (airport) ee immisa ayaad innagu geyneysaa aniga iyo labadaan boorso ee aan sito?”.
Taksiilaha ayaa ugu jawaabay “waa shan iyo toban dollar” Aay Faay ayaa tiri:
“Bal ka waran haddii aan laba boorso kale soo qaato?”.
Taksiilihii ayaa hadana ku yiri: “boorsooyinka waa lacag la’aan”. Aay Faay markaas ku tiri: “kol hadii ay boorsooyinka lacag la’aan yihiin bal aniga bas baan iska qaadan ee adigu boorsooyinka iisiiqaad!!”
By:
Omar Suleiman Omar (Tita).
Back to top Go down
 
Faay cadeey iyo lacag jaceeylkeedii
Back to top 
Page 1 of 1

Permissions in this forum:You cannot reply to topics in this forum
Shabkada Maadow :: Qeebta Wararka iyo Maqaalooyinka-
Jump to: