Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
Would you like to react to this message? Create an account in a few clicks or log in to continue.


Walaal Ku Soo Dhawoow Shabakada Aqoon Isweedaarsiga Ee Maadow
 
HomeSearchLatest imagesRegisteraqriso qur'aanka oo luqado badan ku tarjumanLog in
**MAADOW.ALAFDAL.NET **waa web ay ardayda iyo dhalinyarada soomaaliyeed ay ku kala gudbisadaan macluumaadka dhan walba**SHABAKADA MAADOW** Maamulka shabakada maaadow wuxuu idin soo gudbinayaa waxqabadka shabakada sanadka 2010**SHABAKADA MAADOW**Halkaan ka daawo sidaad oogu dari laheedad shabakada mawduuc ama maqaaal ama wax walba oo faaido lah adoo naga ilaalinaya waxyaabaha ka soo horjeeda shareecada islaamka**SHABAKDA MAADOW** Digniin karishtaanka soomaaliya By maanka **SHABAKADA MAADOW**Shabakada Maadow Waxkasta oo lagu qoro Khasab ma aha in uu maamulka Raali ka yahay**SHABKADA MAADOW**

 

 suaaal???

Go down 
2 posters
AuthorMessage
sucaad
shabakada maadow
shabakada maadow



Mawduucyadaada : 1
ka Qeeb Qaadashaadaada : 1
Mahadcelin : 0
Is Diiwaangalintaa : 04/08/2010

suaaal??? Empty
PostSubject: suaaal???   suaaal??? EmptyWed Aug 04, 2010 5:57 am

asalaama caleyku warxmatulaahi waa barakaatu dhamaan aqyaarta waan idin salaamayaa. waxaana idin weeydiinayaa su aal taasoo ah maxaa loogu tala galay bogaan waxaan ahay qof cusub.
Back to top Go down
Admin
Maamule Ku Xigeen
Maamule Ku Xigeen
Admin


Mawduucyadaada : 77
ka Qeeb Qaadashaadaada : 155
Mahadcelin : 2
Is Diiwaangalintaa : 13/02/2010

suaaal??? Empty
PostSubject: Re: suaaal???   suaaal??? EmptyThu Aug 05, 2010 5:52 pm

wacalaykumu salaam
marka koowaad ku soo dhawoow walaal shabakadaa su'aashaada jawaabteeda hadaaan gudaha u galo walaal bogaan waxaa loogu talagalay walaalaha soomaalida inay ku kala faaideestaan walaal walbo wuxuu walaalihiisa kale oo faaido ah suu oogu soo gudbiyo sida walaal hadaad haayso gabayo axaadiithta nabigeena iyo nabadgalyo korkiisa ha ahaatee iyo maahmaahyo iyo maqaalooyin iyo murti iyo waxii lamid ah marka walaal walba meeshuu dunida ka joogo ayuu shabakdaan wax ugu kordhin karaaa adigoo hadaa aad ka aqrisan karto walaalahaada kale waxay qoreen adigane aa ku kordhin karto waxaa hayso oo faaido ah.
sidaad shabakada aa ugu dari karto mawduuc walba kadaawo fiidiyow kuu sharxaya arintaas you tube
https://www.youtube.com/v/PAH2Z4JOgeg

waalaal suaal kale hadaad qabto walaalaha diyaa ayay u yihiin inay kaaga jawaabaan mahad sanid salaamu calaykum ramadaan kariim
Back to top Go down
 
suaaal???
Back to top 
Page 1 of 1

Permissions in this forum:You cannot reply to topics in this forum
Shabkada Maadow :: Qeebta isbarashada & xiriirka xubnaha webka-
Jump to: