Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
Would you like to react to this message? Create an account in a few clicks or log in to continue.


Walaal Ku Soo Dhawoow Shabakada Aqoon Isweedaarsiga Ee Maadow
 
HomeSearchLatest imagesRegisteraqriso qur'aanka oo luqado badan ku tarjumanLog in
**MAADOW.ALAFDAL.NET **waa web ay ardayda iyo dhalinyarada soomaaliyeed ay ku kala gudbisadaan macluumaadka dhan walba**SHABAKADA MAADOW** Maamulka shabakada maaadow wuxuu idin soo gudbinayaa waxqabadka shabakada sanadka 2010**SHABAKADA MAADOW**Halkaan ka daawo sidaad oogu dari laheedad shabakada mawduuc ama maqaaal ama wax walba oo faaido lah adoo naga ilaalinaya waxyaabaha ka soo horjeeda shareecada islaamka**SHABAKDA MAADOW** Digniin karishtaanka soomaaliya By maanka **SHABAKADA MAADOW**Shabakada Maadow Waxkasta oo lagu qoro Khasab ma aha in uu maamulka Raali ka yahay**SHABKADA MAADOW**

 

 Faa’idooyinka iyo DHIBAATOOYINKA GALMADA

Go down 
AuthorMessage
tita
shabakada maadow
shabakada maadow



Mawduucyadaada : 59
ka Qeeb Qaadashaadaada : 165
Mahadcelin : 1
Is Diiwaangalintaa : 25/03/2010
36
Halkaa joogto : Mogadishu-Somalia
Shaqadaada : lecturer at PLASMA & JAZEERA Universities

Faa’idooyinka iyo DHIBAATOOYINKA GALMADA Empty
PostSubject: Faa’idooyinka iyo DHIBAATOOYINKA GALMADA   Faa’idooyinka iyo DHIBAATOOYINKA GALMADA EmptyWed Aug 04, 2010 8:38 pm

Faa’idooyinka galmada
Kolka ay galmadu ku dhacdo tabihii iyo tiradii looga baahnaa, waxa ay qofka u leedahay dhowr faa'iido:-

1- Jirka iyo maskaxda ayay firfircooneysaa.

2- Dareemayaasha ayay fududeysaa .

3- Madax wareerka ayay bi’isaa.

4- Waswaaska ayay qofka ka qaaddaa.

5- Waxay xoojisaa aragga, wanaajisaa wadnaha, kaalmeysaana qashin saarka kilyaha.

6- Dhiiggay cusbooneysiisaa.

7- Waxaa ku bogsada dadka balqanku faraha ba’an ku haayo.
DHIBAATOOYINKA GALMADA
Galmada oo uu qofku iska badbadiyo, jirkiisu inta uu xamili karo ka badanna ku khasbo dhibaatooyinka ka dhasha waxaa kamid ah:-

1- Maskaxda iyo murqaha ayay qallajisaa.

2- Fahmada iyo fudaydka ayay qofka ka qaaddaa.

3- Jirka iyo lafaha ayay daalisaa.

4- Cumriga qofka ayay soo dedejisaa.
By:
Omar Suleiman Omar (Tita)

Back to top Go down
 
Faa’idooyinka iyo DHIBAATOOYINKA GALMADA
Back to top 
Page 1 of 1
 Similar topics
-
» Gunaanadka Galmada
» Dhibaatooyinka maalinta qiyaamaha Qeebta 1 sheekh boqolsoon
» Dhibaatooyinka maalinta qiyaamaha Qeebta 2 sheekh boqolsoon
» Dhibaatooyinka maalinta qiyaamaha Qeebta 3 sheekh boqolsoon

Permissions in this forum:You cannot reply to topics in this forum
Shabkada Maadow :: Qeebta Wararka iyo Maqaalooyinka-
Jump to: