Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
Would you like to react to this message? Create an account in a few clicks or log in to continue.


Walaal Ku Soo Dhawoow Shabakada Aqoon Isweedaarsiga Ee Maadow
 
HomeSearchLatest imagesRegisteraqriso qur'aanka oo luqado badan ku tarjumanLog in
**MAADOW.ALAFDAL.NET **waa web ay ardayda iyo dhalinyarada soomaaliyeed ay ku kala gudbisadaan macluumaadka dhan walba**SHABAKADA MAADOW** Maamulka shabakada maaadow wuxuu idin soo gudbinayaa waxqabadka shabakada sanadka 2010**SHABAKADA MAADOW**Halkaan ka daawo sidaad oogu dari laheedad shabakada mawduuc ama maqaaal ama wax walba oo faaido lah adoo naga ilaalinaya waxyaabaha ka soo horjeeda shareecada islaamka**SHABAKDA MAADOW** Digniin karishtaanka soomaaliya By maanka **SHABAKADA MAADOW**Shabakada Maadow Waxkasta oo lagu qoro Khasab ma aha in uu maamulka Raali ka yahay**SHABKADA MAADOW**

 

 kudhaqma diintiina /kafogaada d.moqraadiyadda

Go down 
3 posters
AuthorMessage
dr.cubaydulaah
shabakada maadow
shabakada maadow
dr.cubaydulaah


Mawduucyadaada : 7
ka Qeeb Qaadashaadaada : 13
Mahadcelin : 0
Is Diiwaangalintaa : 18/02/2010
Halkaa joogto : khartuum-sudan
Shaqadaada : arday

kudhaqma diintiina /kafogaada d.moqraadiyadda Empty
PostSubject: kudhaqma diintiina /kafogaada d.moqraadiyadda   kudhaqma diintiina /kafogaada d.moqraadiyadda EmptyWed Jun 30, 2010 4:11 pm

asw.walaal tix gabay uu idin tirinayo walaal kiina kafaa,iideysi wacan.
waa gabay ka tarjumaya waaqica hadda jira oo muslimiinta kitaabkooda ay kadoorbideen wax lagu magacaabo dimoqraadi. shar oo dhan waxay usugnaatay dimuqraadi.
magaca gabaygana waa : kudhaqma diintiina /kafogaada dimoqradiyadda
Dad haduu islaam yahay *dibnaha ka ashahaataan
Mu’miniin ku doodaan *wixii daa’im faray iyo
Diintana ilaawaan *durbaan uu ibleys sido
Dirirada ku dheelaan*duuflaal ku baaqiyo
Dalaal iyo wax lagu lumay*ay daba raqleeyaan
Xukumada kusoo daga*dambigeeda uu dhalo
Diintay ku taalaa *duna laguma dhaafine
Miyaasbe hoosna loo dayin*miyaan daa’inkeyn oran
Duul haduu icaasiyo*duqeyda ay xilsaaraan
Waa jeedal daranoo*iyagii dib ula dhaco
Dal dal ee xabsiga geey*dila iyo rasaas mari
Iyo horiya daba diid".
waa tix gabay ah uu tiriyay,, ,E.cubaydullaah.

Back to top Go down
maanka
shabakada maadow
shabakada maadow
maanka


Mawduucyadaada : 44
ka Qeeb Qaadashaadaada : 81
Mahadcelin : 3
Is Diiwaangalintaa : 09/03/2010

kudhaqma diintiina /kafogaada d.moqraadiyadda Empty
PostSubject: Re: kudhaqma diintiina /kafogaada d.moqraadiyadda   kudhaqma diintiina /kafogaada d.moqraadiyadda EmptyThu Jul 01, 2010 10:09 pm

jazaakallahu khayr akhi
Back to top Go down
Ina_Maadow
shabakada maadow
shabakada maadow
Ina_Maadow


Mawduucyadaada : 276
ka Qeeb Qaadashaadaada : 722
Mahadcelin : 6
Is Diiwaangalintaa : 13/02/2010
Shaqadaada : Arday Jaamici

kudhaqma diintiina /kafogaada d.moqraadiyadda Empty
PostSubject: Re: kudhaqma diintiina /kafogaada d.moqraadiyadda   kudhaqma diintiina /kafogaada d.moqraadiyadda EmptySun Jul 04, 2010 10:31 pm

waa gabay zaaid u fiican waa mahadsantahay walaal dr.cubaydulaah alaah ha ku xifdiyo
Back to top Go down
Sponsored content





kudhaqma diintiina /kafogaada d.moqraadiyadda Empty
PostSubject: Re: kudhaqma diintiina /kafogaada d.moqraadiyadda   kudhaqma diintiina /kafogaada d.moqraadiyadda Empty

Back to top Go down
 
kudhaqma diintiina /kafogaada d.moqraadiyadda
Back to top 
Page 1 of 1

Permissions in this forum:You cannot reply to topics in this forum
Shabkada Maadow :: Qeebta Gabayada iyo Murtida iyo Maahmahyada-
Jump to: