Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
Would you like to react to this message? Create an account in a few clicks or log in to continue.


Walaal Ku Soo Dhawoow Shabakada Aqoon Isweedaarsiga Ee Maadow
 
HomeSearchLatest imagesRegisteraqriso qur'aanka oo luqado badan ku tarjumanLog in
**MAADOW.ALAFDAL.NET **waa web ay ardayda iyo dhalinyarada soomaaliyeed ay ku kala gudbisadaan macluumaadka dhan walba**SHABAKADA MAADOW** Maamulka shabakada maaadow wuxuu idin soo gudbinayaa waxqabadka shabakada sanadka 2010**SHABAKADA MAADOW**Halkaan ka daawo sidaad oogu dari laheedad shabakada mawduuc ama maqaaal ama wax walba oo faaido lah adoo naga ilaalinaya waxyaabaha ka soo horjeeda shareecada islaamka**SHABAKDA MAADOW** Digniin karishtaanka soomaaliya By maanka **SHABAKADA MAADOW**Shabakada Maadow Waxkasta oo lagu qoro Khasab ma aha in uu maamulka Raali ka yahay**SHABKADA MAADOW**

 

 JACAYL vs KALGACAYL

Go down 
AuthorMessage
tita
shabakada maadow
shabakada maadow



Mawduucyadaada : 59
ka Qeeb Qaadashaadaada : 165
Mahadcelin : 1
Is Diiwaangalintaa : 25/03/2010
36
Halkaa joogto : Mogadishu-Somalia
Shaqadaada : lecturer at PLASMA & JAZEERA Universities

JACAYL vs KALGACAYL Empty
PostSubject: JACAYL vs KALGACAYL   JACAYL vs KALGACAYL EmptyWed Jul 21, 2010 10:21 pm



Aduunyada illahaay markuu abuuray subaxaana watacaala, ayaa wuxuu abuuray Nabi Aadan Calayhi salaam iyo hoyo Xaawa, illaahay isaga ayaa mahadoo dhami usugnaatay, adduunka wuxuu uu ukala abuuray Lab iyo Dhadiga hadaan mid lahayn, labka ama dhadiga noloshu dhadhan ma'ay lahateen waa farsamo illaahay waa nicmo weyn oo illaahay marwalba loogu mahadnaqo. Hadaba, markuu illaahay aduunkan ka dhigay lab iyo dhadig, wuxuu dhexdooda dhigay raxmad, iyo kalgaceel illaahay quraanka wuxuu inoogu shegaay almawada oo ah kalgacal.

hadaba waa maxay faraqa udhexeeya jaceyl iyo kalgacal?

aan ku horeeyo kalgacalka, kalgaclku wuxuu ka dhexeeya ubadka iyo walidkooda wuxuu ka dhaxeeya nin iyo xaaskiisa, wuxuu ka dhexeeya labada qof ee saxiibka ah, wuxuu ka dhexeeya, walaalaha wada dhashay, wuxuu ka dhaxeeya cid kasata ama laba qof oo isdaneynaya.

Aan soo qaato heestii Hibo Nuura aay lahaayd "KALAGACAYLKU WAA QANI CASHAQA KA QARA WAYN QURUX IYO WANAAG BAAN QIIMAYNATA AADMIGANA WAA SHAY KU QAALI AH," markaa heestaasi waxaay inoo cadayanayasaa in kalgacaylku ka misan weyn-yahay jaceylka hees kale oo uu qaado fanaanka Xasan cumar Rooraaye, waa kii lahaa " NIN KII JIIDH NAXAAYA KALGACAAYL JID MARIIYE JWAABTII CILMIYO QAAYS MUXUU JAAHIL KA OG YAHAAY."

Hadaba abwaaniintu way inoo sheegeen qiimaha kalgacalka way inoo shegeen macanaha jaceylka hadaba jaceylku yuu ku dhacaa jacaylku wuxuu ku dhacaa dadka boqolkii 1 (1%) waliba qofkaasi waa qof raxmad badan dadku jacel yihiin oo aad u qalbi jilicsan, qofkaasina qofka uu jeclaado maba helo.

Tusaale ahaan:
CILMI BODHARI wuu waayey Hodan oo ujeclaaday.

QAYS IYO LAYLI way is waayeen,

CANTAR IYO CEEBLA WAY IS WAYEEN,

Waliba wakhtigaasi waxay ahayd wakhti casri jahiliya oo dadku yihiin dad aan aqoon ulaheyn jacaylka laakiin waxay lahaayen dhaqamo aad u adag oo cilmi boodhari dadku waxay u haysteen inuu waalan yahay, qaysna wuu washaayba.

Aduuunayada dadka jaceyl uu ku dhacaa waa tiro yaryihiin taasina waxay cadaynayasaa inuu jaceylku yahey wax iska psycology "Saykoloji ah, waa wax qof maskax badan uu qof ku shuban karo. Waa wax qofka qof kale jeclaanayaa uu aaminasanayahay inuu qofkaa uu jecladaay uu ka qiima badan yahey. taasina waxay cadaynaysaa inuu kalgacalku ka qiima badan yahey jaceylka.

Maanta adduunaya casri baa la marayaa lamana arag "Casriga lagu jiro" qof intuu qof jeclaadey qofkale uu dhimanaya ama qofka uu jeclaaday daradii anfacada uga go'a, huradada uga asalaalayaa.

Adduunayada maanta labka iyo dhidigu ways guursadaan lakiin waxay isku guurasdaan kalgaceyl ee jaceyl ma'aha, taasina waxay cadayanaysa in dadka ibna adaanka illaahay dhex dhigay kalgacal lakiin jacaaylku sidaan kor ku soo shegaay ma'aha wax nolosha ibna adaanka ku base garayasaan, ama faraxad keena. faraxada waxaa helaa qofka illaahay caabuda, ka baqa, cibadayasata sooma markaa faraxadu waxay ku jirtaa diinta islaamka, kuma jirto qof ibnadaan ah oo aad nolosha u siiso ama aad israacisoo, tusaale waxaa inoogu filan enviroment-ga (invirmentga) aanu ku noolnahey sida uu u nool yahay ma'aha inaynu filmka hindi-ga ah believe gareyno.

Jaceylku ma'aha wax jiraa lakiin kalgacal ayaa jiraa nolosha ibna aadanka iyo jaceylkana waxa iskagama xidhana I believe; shakesper wuxuu ahaa nin british ah wuxuu nolaa qarnigii 18aad wuxuuna ahaa nin drama aad u yaqaan sameyana riwaayadaha qofka akhrista bugaagta english litteraturkan, wax yaala badan ayaad ku arkaysaa oo imagination laakiin sameynayaa, soo jidasho, waxaa jira buug kale oo uu qoray nin magaciisa la odhan jiray Hamlet, oo isna ahaa british, bugaas waxaa la yidhaahdaa fiction, waxaanu ku jiraa isla madaada literaturka markaad bugaasyadaa akhrido aad ayaad u layabayasaa sheekooyinka jaceylka ah ee rafaadka leh ee raaxada leh ee u ka shekayanayoo, hadana markaad buga title-kiisa aragto aayad oganaaysa inuu yahay fiction. Ragaasi waaxaay ahaayeen rag abwana ah dramooyinka sameeya qarnigii 18aad.

Waxay sophtacted literature and drama iyaguu may rumayasnayn waxaan ay qorayaan lakiin dadka ayey ka ibinayeen.
taasina waxay cadaynayaasaa in aduunyada ibna adaanka ku nooli umad waiba leedahay dhaqan u gaar ah umad kastaana intii is ogoli waxay isu hayaan kalgacal ee ma'aha jacaayl, waa sida aay aniga illa tahey fikirkayga.
By:
Omar Suleiman Omar (Tita)


Back to top Go down
 
JACAYL vs KALGACAYL
Back to top 
Page 1 of 1

Permissions in this forum:You cannot reply to topics in this forum
Shabkada Maadow :: Qeebta Wararka iyo Maqaalooyinka-
Jump to: