Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
Would you like to react to this message? Create an account in a few clicks or log in to continue.


Walaal Ku Soo Dhawoow Shabakada Aqoon Isweedaarsiga Ee Maadow
 
HomeSearchLatest imagesRegisteraqriso qur'aanka oo luqado badan ku tarjumanLog in
**MAADOW.ALAFDAL.NET **waa web ay ardayda iyo dhalinyarada soomaaliyeed ay ku kala gudbisadaan macluumaadka dhan walba**SHABAKADA MAADOW** Maamulka shabakada maaadow wuxuu idin soo gudbinayaa waxqabadka shabakada sanadka 2010**SHABAKADA MAADOW**Halkaan ka daawo sidaad oogu dari laheedad shabakada mawduuc ama maqaaal ama wax walba oo faaido lah adoo naga ilaalinaya waxyaabaha ka soo horjeeda shareecada islaamka**SHABAKDA MAADOW** Digniin karishtaanka soomaaliya By maanka **SHABAKADA MAADOW**Shabakada Maadow Waxkasta oo lagu qoro Khasab ma aha in uu maamulka Raali ka yahay**SHABKADA MAADOW**

 

 Mala ogaan karaa ninka inuu yahay Bikro?

Go down 
2 posters
AuthorMessage
tita
shabakada maadow
shabakada maadow



Mawduucyadaada : 59
ka Qeeb Qaadashaadaada : 165
Mahadcelin : 1
Is Diiwaangalintaa : 25/03/2010
36
Halkaa joogto : Mogadishu-Somalia
Shaqadaada : lecturer at PLASMA & JAZEERA Universities

Mala ogaan karaa ninka inuu yahay Bikro? Empty
PostSubject: Mala ogaan karaa ninka inuu yahay Bikro?   Mala ogaan karaa ninka inuu yahay Bikro? EmptyWed Jul 14, 2010 10:13 pm

Haweenay u dhalatay dalka Vietnam ayaa sheegtay inay fududahay in la ogaado inuu ninku yahay bikro iyo in kale, sida darteedna sababtay in niman lagu soo eedeeyay inay wax kufsadeen dabadeedna leeska sii-daayo.
Haweenaydan oo lagu magacaabo Pham Thi Hong, ahna haweenay ka shaqayso dawada dabiiciga ah iyo wax ku daweynta cirbadaha ee loo qayaano Acupuncture ayaa noqotay mid caan ka ah dalkaas, kadib markii ay ka codsatay dowladda in’aan la meel marin go’aan ay maxkamadda sare ee dalkaas soo saartay oo ahaa in sedex nin la xiro kadib markii lagu helay fal kufsi ah.
Hase ahaatee haweenaydan oo baaritaan suubisay ayaa sheegtay in sedexdan nin aysan wax galmo ah aysan suubinin sidaa darteedna aysan cadaalad aheyn in la xiro.
Waxay sheegtay inay fududahay in la ogaado inuu ninku haweenay u galmooday oo loo baahan yahay oo kaliye in la fiiriyo dhegehiisa iyo agtooda oo hadii laga waayo bar yar oo guduudan ay taasi cadaynayso inuu ninkaasi uu galmooday, haddii la helana ay cadaysanaydo inuusan galmoonin.
Inkastoo nimankan lagu xukmay xabsi ayay hadana haweenaydan ku qasabtay dowladda in dib loo furo kiiskooda, taas oo dhalisay in maxkamad kale ay banaanka u tuurto go’aankii xariga inkastoo ay maxkamada sheegtay in tuuritaanka go’aanka xariga uusan shaqo ku lahayn warbixinta haweenaydan dhakhtarada ah.
Madaxweynaha dalkaasi ayaa amray in raggaan arintooda maxkamad loo celiyo, taas oo deedna dhalisay in laga sii daayo xabsigii ay ku jireen oo ay ku jiri lahaayeen mudo 20 sano ah, hadaysan haweenaydan faraha lasoo galin arintooda.
Waxa kaloo ay sheegtay in lagu ogaan karo bikrada ragga in la fiiriyo dareenkooda iyo garaaca wadanaha iyo meelo kamid ah jirka, inkastoo haweenaydan ay noqotay caan, ayaa hadana dad ka shaqeeya xirfadeeda oo kale ayaa aanan aminsanayn in ay runtahay wirbixinteeda.
By:
Omar Suleiman Omar (Tita)

Back to top Go down
umu-salama
shabakada maadow
shabakada maadow
umu-salama


Mawduucyadaada : 44
ka Qeeb Qaadashaadaada : 86
Mahadcelin : 0
Is Diiwaangalintaa : 10/03/2010

Mala ogaan karaa ninka inuu yahay Bikro? Empty
PostSubject: Re: Mala ogaan karaa ninka inuu yahay Bikro?   Mala ogaan karaa ninka inuu yahay Bikro? EmptySat Jul 17, 2010 1:53 pm

waa wax lagu qoslo aniga ila ma ahan inuu waxaan yahay mid run ah anigoo ilaalinaya shucuurtaada
Back to top Go down
 
Mala ogaan karaa ninka inuu yahay Bikro?
Back to top 
Page 1 of 1
 Similar topics
-
» sidee baa ugeli karaa ama uheli karaa asxaab kujira webka ?
» sidee ku ogaan kartaa gabadha sida dhabta ah kuu jecel ?!!!
» ciyaaryahanka henry oo iclaamiyay inuu islaamay
» sidee ku ogaan kartaa cuntada laga keeno israaiil ee loo dhoofiyo caalamka islaamka
» sidee loo joogteyn karaa jaceylka....!!

Permissions in this forum:You cannot reply to topics in this forum
Shabkada Maadow :: Qeebta Wararka iyo Maqaalooyinka-
Jump to: