Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
Would you like to react to this message? Create an account in a few clicks or log in to continue.


Walaal Ku Soo Dhawoow Shabakada Aqoon Isweedaarsiga Ee Maadow
 
HomeSearchLatest imagesRegisteraqriso qur'aanka oo luqado badan ku tarjumanLog in
**MAADOW.ALAFDAL.NET **waa web ay ardayda iyo dhalinyarada soomaaliyeed ay ku kala gudbisadaan macluumaadka dhan walba**SHABAKADA MAADOW** Maamulka shabakada maaadow wuxuu idin soo gudbinayaa waxqabadka shabakada sanadka 2010**SHABAKADA MAADOW**Halkaan ka daawo sidaad oogu dari laheedad shabakada mawduuc ama maqaaal ama wax walba oo faaido lah adoo naga ilaalinaya waxyaabaha ka soo horjeeda shareecada islaamka**SHABAKDA MAADOW** Digniin karishtaanka soomaaliya By maanka **SHABAKADA MAADOW**Shabakada Maadow Waxkasta oo lagu qoro Khasab ma aha in uu maamulka Raali ka yahay**SHABKADA MAADOW**

 

 Maxaad ka taqaanaa gabadha Soomaaliyeed ee sida Yaanyuurta u socota, Cat walking lady ?

Go down 
AuthorMessage
tita
shabakada maadow
shabakada maadow



Mawduucyadaada : 59
ka Qeeb Qaadashaadaada : 165
Mahadcelin : 1
Is Diiwaangalintaa : 25/03/2010
36
Halkaa joogto : Mogadishu-Somalia
Shaqadaada : lecturer at PLASMA & JAZEERA Universities

Maxaad ka taqaanaa gabadha Soomaaliyeed ee sida Yaanyuurta u socota, Cat walking lady ? Empty
PostSubject: Maxaad ka taqaanaa gabadha Soomaaliyeed ee sida Yaanyuurta u socota, Cat walking lady ?   Maxaad ka taqaanaa gabadha Soomaaliyeed ee sida Yaanyuurta u socota, Cat walking lady ? EmptySun Jul 11, 2010 10:03 pm

Maxaad ka taqaanaa gabadha Soomaaliyeed ee sida Yaanyuurta u socota, Cat walking lady ?
Imaan Abdulmajid waxay ku dhalatay magalaada Muqdishu Taariikhdu markay ahayd 25-July-1955, Imaan Waa Gabadha Maryam |yo Maxamed Cabdimajiid, Aabaheed Maxamed Cabdimajiid waxaa uu ahaan jiray Danjiraha Somaliya u fadhiya Boqortooyada Sacuudi Carabiya
Imaan waxaa Ladhashay laba Wiil oo kale ah Ilyaas iyo Faysal iyo Gabadh la yirahdo Naadiya
Imaan waxay Dugsiga sare ku dhamaysay Egypt Ama Masar Kadib markay dhamaysay waxay u guurtay magaalada Madaxda Kenya Ee Nairobi waxay ka gashay Jaamacada Nairobi University waxayna ka baranaysay Political Science .
Imaan waa Muslim, Waxayna ku hadashaa Shan Luuqadood oo kala ah (Arabic, English, French, Italian, Iyo Weliba Afka Hooyo ee Somaliga)
Imaan markay dhamaysatay Jaamacadeeda waxay bilawday inay u jeesato dhanka Modelistaha Ama Xayaysiinta dharka Fashionka ah
Bandhigeeda ugu horeyey ee Xayaysiinta Modeliska wuxuu ahaa Vogue ee Sanadka 1976 waxayna ku guulaysatay Magazine covers waxayna noqotay Super Model, Imaan waxay Xiisaysaa Modelistayaasha Aduunka ama Fashionistayasha Aduunka sida Gianni Versace, Calvin Klein, Donna Karan, and Yves Saint-Laurent.
Imaan 14 sano markay ku jirtay Fashionka waxay heshay fursado badan oo Photographers.
Imaan markay jirtay Sideed iyo Toban sano waxaa guursaday wiil Soomaaliyeed aad bayna u jecleed nasiib daro way kala tageen muddo Sanado yar kadib waxay u guudhay America waxayna is ka heleen ninka caanak ah ee Basketbalka dalka Mareykanka Ciyaara ee Spencer Haywood Sanadka markuu ahaa 1976 waxayna u dhashay gabadh la gu magacaaboo Zulekha laba sano kadib guurkooda waxayna is qabeen muddo badan oo ah kow Iyo tobon sano kadib way kala tageen Mudo badan kabid waxay is heleen fananka caanka ah ee reer England David bowie sanadku markuu ahaa 1992 , waxayna u dhashay Alexandria Zahra “Lexi” Jones, dhalatay August 15, 2000.
Imaan waxay kaloy haysataa gabadh uu dhalay ninkeeda oo layirahdo Duncan Jones
Imaan Maxamed Cabdimajiid waxay dagan tahay iyada iyo Familygeeda Manhattan Iyo London
Imaan Keliya ma aha gabadha Model-ka Ama Xayasiiska Sameeya ee Somaliyeed ee wax jira gabadho badan oo kale oo iyaguna Xayasiiska sameeya in kasta oo Ay Imaan aheyd gabadhii ugu horreysay ee Somali ah oo sameysa Model si weyna Dunidan looga bartay.
By:
Omar Suleiman Omar (Tita)
Back to top Go down
 
Maxaad ka taqaanaa gabadha Soomaaliyeed ee sida Yaanyuurta u socota, Cat walking lady ?
Back to top 
Page 1 of 1
 Similar topics
-
» sidee ku ogaan kartaa gabadha sida dhabta ah kuu jecel ?!!!
» Halkan ka Baro Kelmadaha Dumarka Soomaaliyeed ay ku Beerla-xawsadaan ama kusoo Jiitaan Wiilasha Soomaaliyeed
» Daawo sida aad iskaga diiwaangalin laheeday shabakada iyo sida aad ugu dari laheeday mawduuc
»  Fariin ku socota dhamaan Xubnaha Somali Facebook...
» Gabadha qaarada asia ugu cayilan

Permissions in this forum:You cannot reply to topics in this forum
Shabkada Maadow :: Qeebta Wararka iyo Maqaalooyinka-
Jump to: