Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
Would you like to react to this message? Create an account in a few clicks or log in to continue.


Walaal Ku Soo Dhawoow Shabakada Aqoon Isweedaarsiga Ee Maadow
 
HomeSearchLatest imagesRegisteraqriso qur'aanka oo luqado badan ku tarjumanLog in
**MAADOW.ALAFDAL.NET **waa web ay ardayda iyo dhalinyarada soomaaliyeed ay ku kala gudbisadaan macluumaadka dhan walba**SHABAKADA MAADOW** Maamulka shabakada maaadow wuxuu idin soo gudbinayaa waxqabadka shabakada sanadka 2010**SHABAKADA MAADOW**Halkaan ka daawo sidaad oogu dari laheedad shabakada mawduuc ama maqaaal ama wax walba oo faaido lah adoo naga ilaalinaya waxyaabaha ka soo horjeeda shareecada islaamka**SHABAKDA MAADOW** Digniin karishtaanka soomaaliya By maanka **SHABAKADA MAADOW**Shabakada Maadow Waxkasta oo lagu qoro Khasab ma aha in uu maamulka Raali ka yahay**SHABKADA MAADOW**

 

 Gabay qiimo badan uu magaciisa yahay((takoor))

Go down 
4 posters
AuthorMessage
mujaahid123
shabakada maadow
shabakada maadow
mujaahid123


Mawduucyadaada : 58
ka Qeeb Qaadashaadaada : 123
Mahadcelin : 0
Is Diiwaangalintaa : 13/02/2010
Halkaa joogto : muqdisho al ciz
Shaqadaada : xoreenta dalka

Gabay qiimo badan uu magaciisa yahay((takoor)) Empty
PostSubject: Gabay qiimo badan uu magaciisa yahay((takoor))   Gabay qiimo badan uu magaciisa yahay((takoor)) EmptyWed Jul 07, 2010 11:27 pm

Takoor wuxuu soo baxay sideedii bishan 1431 waana maanta oo ah maalin talaadaa
waxaan aad ugu farxay guulaha ay gaareen walaalaha mujaahidiinta waxaana ilaahay uga mahad celinayaa guushaas waxaadse dhihi kadhaa maxaad ciwaan kaan u doo rata labada arimood ood sheegay midna kuma saabsanee waxaad ka arki inuu kucad yahay ciwaanku labadaba mxaa yeelay guusha ale kusiiyey qofkaan kugula xamdiyin waa inaad takooraa tankale kan aan guusha walaalihiis ku farxin waa inaad isna takoortaa ilaahay waxaan ka baryayaa inuu guul iyo goobta hanashadeeda siiyo mujaahidiinta guuldaro jab baaba iyo hoogna uu dhabarka usaaro gaaalada iyo murtadiinta iyo gaalo raacyada intaas kadib takoor wuxuu shaabadaynayaa wadaadada hamayn iyo maalin u taagan cayda iyo waxka sheega jihaadka iyo mujaahidiinta noocay doonaan ha ahaadeene
Takoor wuxuu kubilowday sidatan






1. Taam xamadiga rabigay taajoraa taa igu lahaaye
2. Hadii aanan tahliwaayin waan tutumi yaaye
3. Taa geero waxaa iga mudnaa waaba tawxiide
4. Ruuxaan utaag nayn marabo talo wadaa giise
5. Inta gaalo tacadigii rabiyo taafih waa nacaye
6. Tunkoo laga biree yaan rabaa tays yadoo idile
7. Waxay daba tub naa yeen amxaar kuna tasoo beene
8. Tacab waxay u doon teen Gabriyo tuugti waagiiye
9. Tafa raa ruqee nay rabaa kuna tanaa deene
10. Tiir dhexaadka hadii aan lajabin laguna too gaysan
11. Tahli waa yey way dhici siday noo tab cee yaane
12. Gaal iyo ninkii heeladka utaga waa tunka u goyne
13. Ninkii kaa u tura waa inaan teed ku xeer naaye
14. Duco toosa waxaan siinayaa geesiyada taagan
15. Taa geer ilaa hoow adaa taajirki ahaaye
16. Wixii ay ku taa hee yen sii taaba galin tooda
17. Kufrigoo la timo siibo bay talo ku gaa reene
18. Tabar tood in tay le egtahay taako badiyeene
19. Tolkood iyo wadaadana ku nece hadalna sii taarte
20. Waxaa wada tumaa tiyey kufriga tolal dhamaan tiise
21. Ilaa hoow ku tuugnaye adigu taaba gali maanta
22. Tawxiidku calanuu ku yaal yeedna laga taago
23. Oo taam xornimo loogu helo tooma iyo hawdba
24. Taariikhay shacabkani qoraan maanta loo taago
25. Halgan kaan ninkii tafa guree tacadi noo gaysta
26. Afxumada ku tiiq tiiq sadee hadala soo tuura
27. Oon toos naseexada u oran tororog been sheega
28. Hadii anay tuhmada joo jinayn hadalka taag taagan
29. Tigreegiyo amxaarada wax dhihin toosna u ataagin
30. Waa buro wadnaha nooga taaal naguna taag nayde
31. Tunka inaan ka goynaa karoon weedh lataab siiyo
32. Maxaa yeelay tacaday wadaan iyo tif qaad keene
33. Marna gaaladay ugu tagaan talana sii yaane
34. Nayroobi kuwa taagan oo beenta tirinaaya
35. Tiihaba kuwaa noogu wacan oo nakala tuuray
36. Safaarada tigreegana utaga oo kul yoon taagan
37. Ayagiyo nasaaradu waaba too qurahe
38. Mid mid waa in loo tuujo oo meesha laga tuuro
39. Wadaadada nadwada taagan ee diinka tabinaaya
40. Hadii anay jihaadkaan tamadin aan ku taamayno
41. Oo aanay taa geerin waa ceeb iyagaw taale
42. Kuwa tamash lahaw taaganee tigidho loo siiyey
43. Hadii anay jihaadkaan tamadin naguna taa geerin
44. Waa taws u gaaroo ayana looma taag naado
45. Xanta kuwa latiicaya ee hadala tuur tuura
46. Ayagaaba toodii gabaye yaan latira kooban
47. Tarbuush yada kuwaa saartayee shacabka hoos taagan
48. Shilimada ka tuun shee kul yoon tuugsiga u taagan
49. Waa niman takoo rane iyana yaan la tira kooban
50. Salafiga kan taageera gaal nagula tiiq tiiqsan
51. Tacabkiis nimuu ba,ay marnaba yaan latira kooban
52. kuli taafihoo idil wixii meelahaan taagan
53. Tubtuu nagu cus leeyaa nimaan toos u soo kicine
54. Taa geeradii waxa karoon tuura wee yaane
55. Inaan inagu isku tashano waa talo mideed roone
56. Rabi talo kufilanee asga toos an u ajiibno
57. Aayaadka toos noo amrana eegmada u taagno
58. Nin kastooba tiisii gabana yaan la tacabaysan
59. Taagrreo gaal iyo wixii talo ibliis raaca
60. Iya gaaba toodii gabaye yaan latira kooban
61. Dhulkeenii tigreebaa hantiyey calana sii taagtay
62. Tabar beelka kuwa sheegtayee baqaha tiixaystay
63. Iyagaaba toodii gabaye yaan latira kooban
64. Heshiis taafihoon shayna tarin kuwan lasoo taagan
65. Iyagaaba toodii gabaye yaan latira kooban
66. Tan iyo tooba waa inaan jihad taama qaad naaye
67. Ninkii aan midaa taa kulayn tuura hadalkiisa
68. Wadaadaan jihaadka tamadin waa takoo raaye
69. Hala nama taraaye kataga wuu takooraaye
70. Rabina talo kufilanee asaga tuuga waligiinba

Waxaa tiriyey Ibnu yusuf oo kucaana Abu fatima

xigasho
Back to top Go down
Ina_Maadow
shabakada maadow
shabakada maadow
Ina_Maadow


Mawduucyadaada : 276
ka Qeeb Qaadashaadaada : 722
Mahadcelin : 6
Is Diiwaangalintaa : 13/02/2010
Shaqadaada : Arday Jaamici

Gabay qiimo badan uu magaciisa yahay((takoor)) Empty
PostSubject: Re: Gabay qiimo badan uu magaciisa yahay((takoor))   Gabay qiimo badan uu magaciisa yahay((takoor)) EmptyThu Jul 15, 2010 12:48 pm

waa gabay qiimo badan sidaad u sheegtay mahadsanid walaaal
Back to top Go down
halyeey_soomaaliyeed
shabakada maadow
shabakada maadow
halyeey_soomaaliyeed


Mawduucyadaada : 49
ka Qeeb Qaadashaadaada : 113
Mahadcelin : 4
Is Diiwaangalintaa : 09/03/2010
Shaqadaada : arday jaamacadeed

Gabay qiimo badan uu magaciisa yahay((takoor)) Empty
PostSubject: Re: Gabay qiimo badan uu magaciisa yahay((takoor))   Gabay qiimo badan uu magaciisa yahay((takoor)) EmptyThu Jul 28, 2011 5:09 am

mahadsanid walaal
Back to top Go down
Hosni
shabakada maadow
shabakada maadow



Mawduucyadaada : 1
ka Qeeb Qaadashaadaada : 1
Mahadcelin : 0
Is Diiwaangalintaa : 21/07/2012

Gabay qiimo badan uu magaciisa yahay((takoor)) Empty
PostSubject: Re: Gabay qiimo badan uu magaciisa yahay((takoor))   Gabay qiimo badan uu magaciisa yahay((takoor)) EmptySat Jul 21, 2012 3:12 am

MACHA Allah ka faa idnay thankx alfa marah
Back to top Go down
Sponsored content





Gabay qiimo badan uu magaciisa yahay((takoor)) Empty
PostSubject: Re: Gabay qiimo badan uu magaciisa yahay((takoor))   Gabay qiimo badan uu magaciisa yahay((takoor)) Empty

Back to top Go down
 
Gabay qiimo badan uu magaciisa yahay((takoor))
Back to top 
Page 1 of 1
 Similar topics
-
» Hadiyad/////album anaashiid qiimo leh
» Mala ogaan karaa ninka inuu yahay Bikro?
» Gabay Koofil
» Gabay xiin faniin
» ramadaan kariim & gabay uu tiriiyay cabdulaahi suldaan timacade

Permissions in this forum:You cannot reply to topics in this forum
Shabkada Maadow :: Qeebta Gabayada iyo Murtida iyo Maahmahyada-
Jump to: