Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
Would you like to react to this message? Create an account in a few clicks or log in to continue.


Walaal Ku Soo Dhawoow Shabakada Aqoon Isweedaarsiga Ee Maadow
 
HomeSearchLatest imagesRegisteraqriso qur'aanka oo luqado badan ku tarjumanLog in
**MAADOW.ALAFDAL.NET **waa web ay ardayda iyo dhalinyarada soomaaliyeed ay ku kala gudbisadaan macluumaadka dhan walba**SHABAKADA MAADOW** Maamulka shabakada maaadow wuxuu idin soo gudbinayaa waxqabadka shabakada sanadka 2010**SHABAKADA MAADOW**Halkaan ka daawo sidaad oogu dari laheedad shabakada mawduuc ama maqaaal ama wax walba oo faaido lah adoo naga ilaalinaya waxyaabaha ka soo horjeeda shareecada islaamka**SHABAKDA MAADOW** Digniin karishtaanka soomaaliya By maanka **SHABAKADA MAADOW**Shabakada Maadow Waxkasta oo lagu qoro Khasab ma aha in uu maamulka Raali ka yahay**SHABKADA MAADOW**

 

 : Qof nool iyo mid dhintay waligaa hadal haka sheegin ‘Ciqaabta alle bal fiiri’‏

Go down 
AuthorMessage
tita
shabakada maadow
shabakada maadow



Mawduucyadaada : 59
ka Qeeb Qaadashaadaada : 165
Mahadcelin : 1
Is Diiwaangalintaa : 25/03/2010
36
Halkaa joogto : Mogadishu-Somalia
Shaqadaada : lecturer at PLASMA & JAZEERA Universities

: Qof nool iyo mid dhintay waligaa hadal haka sheegin ‘Ciqaabta alle bal fiiri’‏ Empty
PostSubject: : Qof nool iyo mid dhintay waligaa hadal haka sheegin ‘Ciqaabta alle bal fiiri’‏   : Qof nool iyo mid dhintay waligaa hadal haka sheegin ‘Ciqaabta alle bal fiiri’‏ EmptyWed Jun 23, 2010 9:55 pm

Salaama calaykum…
Walaal bal fiirso qisadan dhabta ah oo dhacday Zamankii imaamu Maalik…. Waa qiso naxdin leh waxaan rajaynayaa qisas badan ama sheekoyin badan oo dhacdo run ah in aan soo baari doono soona qori doono’ shiikha imaamu malik ayaa markii qiasadan loola tagay oo lo shegay sida arinku yahay fasiray’ maalik alle ha u naxariistte wuxuu ahaa imaam wayn allaa wayne’ oo cilmi alle baray….. waatan sida uu u fasiray qiasada’…… …
Fatwadii Imaam Maalik
Waagii uu noolaa Ilaahay ha u naxariistee Imaam Maalik oo ahaa Imaamkii Madiina,magaaladii Nabigeenna naxariis iyo nabadgalyo Eebbe korkiisa ahaataye, ayaa waxaa magaalada ku noolayd gabadh ay dumaradu ku xaman jireen inay tahay qof aan is dhawrin oo cid kasta hadday doonaan ka muraadsadaan iyadoon la qabin, waxaanay isla dhex mari jireen heblaayo ninkii u hammooda hoo iyo haye mooyaane donistooda kama hor joogsato.
Muddo kaddib gabadhii ayaa dhimatay, gabadhii maydka maydhaysay ayaa intay cawradii maydka gacanteeda saaratay tidhi:-” Makaanyohow dhaaxaa wiil rageed xaaraan kaaga muraadsaday”, ereygaa markay tidhi ayaa gacanteedii ku dhagtay cawradii maydka, gir iyo gir, mise kama fuqayo, warkii baa magaalada galay culimadii oo dhan baa layskugu yeedhay arrintiina loo bandhigay.Afka kala qaad baa dhacay,wax la rogrogo arrintii dhinac kastana laga eego , waxay culimada qaarkood ku fatwoodeen in gacantu meesha ay haysato loo gooyo…..Ahaan wayday oo waa dhib….Sidee qaybo jkidhka maydka ka mid qof nooli u sidan karaa…..Maya e iyada gacanta gabadha wax maydhaysay hala gooyana lays tusaalee…..Maya maya suurtogal maaha…..Haddaa maxaynu yeelnaa…Iyo mooye lays yidhi.
Markii arrintii muddo la rogrogayay ayay culimadii go’aansadeen bal in arrinta loo bandhigo Imaam Maalik, markii Ilaahay ha u naxariistee loo tagay arrintiina loo bandhigay ayuu Imaamku culimadii ku yidhi:-” Ordoo bal soo waydiiya waxa ay tidhi markay maydka maydhaysay”.Loo tag gabadhii markii la waydiiyay waxay tidhina u sheegtay inay cawrada maydka ku tidhi wallee in badan inan rag xaaraan kaaga muraadsay, Imaam Maalik markii hadalkii ay gabadhu tidhi loo sheegayna wuxuu soo jeediyay Fatwo odhanaysa:-” Been abuur bay samaysay gabadhuye 80 jeedal ku dhufta oo ah ciqaabta qofkii ku been abuurta qof muslin ahe”.Goobtii dib loogu soo noqoy, ciqaabtiina la fuli, siddeetankii jeedal markii karbaashkii ugu dambeeyay lagu dhuftay ayay cawradii maydkuna sii daysay gacantii gabadha maydhaysay.
Markaa wixii ka bilawdayna lagu dhici waa Imaam Maalik oo nool in fatwo uu sheekh kale u soo faro oo larumaysto.

Back to top Go down
 
: Qof nool iyo mid dhintay waligaa hadal haka sheegin ‘Ciqaabta alle bal fiiri’‏
Back to top 
Page 1 of 1
 Similar topics
-
» Qof+Nool maahmaahyo uu qoray
» waligaa ma araktay lawo bisad isku dhagan!!!!!!!!!!!

Permissions in this forum:You cannot reply to topics in this forum
Shabkada Maadow :: Qeebta Wararka iyo Maqaalooyinka-
Jump to: