Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
Would you like to react to this message? Create an account in a few clicks or log in to continue.


Walaal Ku Soo Dhawoow Shabakada Aqoon Isweedaarsiga Ee Maadow
 
HomeSearchLatest imagesRegisteraqriso qur'aanka oo luqado badan ku tarjumanLog in
**MAADOW.ALAFDAL.NET **waa web ay ardayda iyo dhalinyarada soomaaliyeed ay ku kala gudbisadaan macluumaadka dhan walba**SHABAKADA MAADOW** Maamulka shabakada maaadow wuxuu idin soo gudbinayaa waxqabadka shabakada sanadka 2010**SHABAKADA MAADOW**Halkaan ka daawo sidaad oogu dari laheedad shabakada mawduuc ama maqaaal ama wax walba oo faaido lah adoo naga ilaalinaya waxyaabaha ka soo horjeeda shareecada islaamka**SHABAKDA MAADOW** Digniin karishtaanka soomaaliya By maanka **SHABAKADA MAADOW**Shabakada Maadow Waxkasta oo lagu qoro Khasab ma aha in uu maamulka Raali ka yahay**SHABKADA MAADOW**

 

 Gabadha qaarada asia ugu cayilan

Go down 
2 posters
AuthorMessage
abdi hafid abdi salan1
Madaxa Qeebta Maaqaalooyinka & Maahmaahyada
Madaxa Qeebta Maaqaalooyinka & Maahmaahyada
abdi hafid abdi salan1


Mawduucyadaada : 20
ka Qeeb Qaadashaadaada : 46
Mahadcelin : 0
Is Diiwaangalintaa : 14/02/2010
35
Shaqadaada : student at university

Gabadha qaarada asia ugu cayilan Empty
PostSubject: Gabadha qaarada asia ugu cayilan   Gabadha qaarada asia ugu cayilan EmptySun Mar 21, 2010 10:51 pm

mucjisooyinka aduunka ka dhaca way kala duwan yihiin waxayna ka dhacaan shanta qaarad ee aduunka maanta waxaan halkaan ku haynaa gabadha ugu cayilan qaarada asia oo ka soojeedo asal ahaan wadanka india
gabadha waa gabar 7 jir ah qoyska ay ka soo jeedo waa qoys sabool ah waxaa la sheegaa gabadha maalin kasta inay cunto 10 kg oo bariis ah sida ka muuqata sawirka hoos ku xusan reerka ay kasoo jeedo gabadha ma awoodaan inay lacagtaas oo dhan ay bixiyaan sidaas darteed dhanka rashiinka waxaa ka caawiya dadka xaafada la dagan gabadhaas
dhanka caafimaadka gabadha dakhaatiirta waa ay ka deeriyeen waxayna sheege
en hadii culayska gabadha inta hada uu yahay wax ay ku darsoomaan inay halis galayso
markaaad in dhaha la raacdo gabadha sawiradeeda waxaad dareemaysaa niyad jab aad u balaaran

Gabadha qaarada asia ugu cayilan 69835735


Gabadha qaarada asia ugu cayilan 87675584

Gabadha qaarada asia ugu cayilan Fat2

Gabadha qaarada asia ugu cayilan Fat6

Gabadha qaarada asia ugu cayilan Fat7


Gabadha qaarada asia ugu cayilan Fat8


Gabadha qaarada asia ugu cayilan Fat9



waa maahadsantihiin





Back to top Go down
umu-salama
shabakada maadow
shabakada maadow
umu-salama


Mawduucyadaada : 44
ka Qeeb Qaadashaadaada : 86
Mahadcelin : 0
Is Diiwaangalintaa : 10/03/2010

Gabadha qaarada asia ugu cayilan Empty
PostSubject: Re: Gabadha qaarada asia ugu cayilan   Gabadha qaarada asia ugu cayilan EmptySun Jul 04, 2010 11:00 pm

waaa yaab
Back to top Go down
abdi hafid abdi salan1
Madaxa Qeebta Maaqaalooyinka & Maahmaahyada
Madaxa Qeebta Maaqaalooyinka & Maahmaahyada
abdi hafid abdi salan1


Mawduucyadaada : 20
ka Qeeb Qaadashaadaada : 46
Mahadcelin : 0
Is Diiwaangalintaa : 14/02/2010
35
Shaqadaada : student at university

Gabadha qaarada asia ugu cayilan Empty
PostSubject: Re: Gabadha qaarada asia ugu cayilan   Gabadha qaarada asia ugu cayilan EmptySun Jul 11, 2010 8:24 pm

waa runtaada waa la yaab
Back to top Go down
Sponsored content





Gabadha qaarada asia ugu cayilan Empty
PostSubject: Re: Gabadha qaarada asia ugu cayilan   Gabadha qaarada asia ugu cayilan Empty

Back to top Go down
 
Gabadha qaarada asia ugu cayilan
Back to top 
Page 1 of 1
 Similar topics
-
» sidee ku ogaan kartaa gabadha sida dhabta ah kuu jecel ?!!!
» Maxaad ka taqaanaa gabadha Soomaaliyeed ee sida Yaanyuurta u socota, Cat walking lady ?

Permissions in this forum:You cannot reply to topics in this forum
Shabkada Maadow :: Qeebta mucjizooyinka aduunka-
Jump to: