Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
Would you like to react to this message? Create an account in a few clicks or log in to continue.


Walaal Ku Soo Dhawoow Shabakada Aqoon Isweedaarsiga Ee Maadow
 
HomeSearchLatest imagesRegisteraqriso qur'aanka oo luqado badan ku tarjumanLog in
**MAADOW.ALAFDAL.NET **waa web ay ardayda iyo dhalinyarada soomaaliyeed ay ku kala gudbisadaan macluumaadka dhan walba**SHABAKADA MAADOW** Maamulka shabakada maaadow wuxuu idin soo gudbinayaa waxqabadka shabakada sanadka 2010**SHABAKADA MAADOW**Halkaan ka daawo sidaad oogu dari laheedad shabakada mawduuc ama maqaaal ama wax walba oo faaido lah adoo naga ilaalinaya waxyaabaha ka soo horjeeda shareecada islaamka**SHABAKDA MAADOW** Digniin karishtaanka soomaaliya By maanka **SHABAKADA MAADOW**Shabakada Maadow Waxkasta oo lagu qoro Khasab ma aha in uu maamulka Raali ka yahay**SHABKADA MAADOW**

 

 DIGNIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN!!!!!!

Go down 
+4
Admin
Ina_Maadow
umu-salama
maanka
8 posters
AuthorMessage
maanka
shabakada maadow
shabakada maadow
maanka


Mawduucyadaada : 44
ka Qeeb Qaadashaadaada : 81
Mahadcelin : 3
Is Diiwaangalintaa : 09/03/2010

DIGNIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN!!!!!! Empty
PostSubject: DIGNIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN!!!!!!   DIGNIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN!!!!!! EmptyMon Jun 14, 2010 1:25 am

ASSALAMU CALAYKUM WARAXMATULLAHI WABARAKAATUH.
IKHWAANII WAXAAN RABAA INAAN IDIN SOO GUDBIYO WESIDE-YO AFSOMALI KU HADLA OO AY SOOMALI ISKA LEEDAHAY OO HADANA QUR`AANKA LAGU CAAYO IYO NABIGA(SCW) LAGUNA CEEBEEYO DIINTEENNA SUUBBAN EE AAN WAX KHALAD AHKU JIRIN
WAXAAD DAREEMI KARTAAN SOMALIDA MARKII AY DIBADAHA TAGAAN WAXA AY GAALADA U SOO MEERIYAAN IN AYSAN BEEN AHAYN CIDDII UU ILAAHAY KA BADBAADIYO MOOYAANE


SOMALIDAN OO SIDA ISKA CAD EE AAD IDINKABA SHAKI UUSAN IDINKA GALI KARIN IN AY GAALOOBEEN OO AY DIINTA KA BEXEEN (MURTADDIIN)

WAXAAN RABAA WALAALAHA IN WEBYADAAS OO KALE EE DIINTA ISLAAMKA LA DAGAALAMA ....DHEXDA LOO DHUUQSADO IN LA DIFAACO DIINTA ISLAAMKA RUN AHAANNA WAA JIHAAD SI KASTABA HADAAD DIINTAADA KU DIFAACDO
QOF WALBOW XIL ISKA SAAR SIDII AAD U DIFAACI LAHAYD DIINTA INTA KAAGA AADAN ...HADDAY AHAAN LAHAYD :AF INAAD KU DIFAACDO .ADDIN IYO WALIBA MAAL WAXAA SOO RAACA AQOONTAADA

MARKA IKHWAANII WAXAAD ISKU DAYDAAN IN AAD GUBTAAN WEBSIDE-YADAAN WAAYO WAXAY FAAFINAAYAAN FIKIRKOODA SHEYDAAN EE AY GAALADA U SOO MEERISAY WAAYO WAXA KU SAAMOOBAAYA HADHOW DHALINYARO MUSLIMIIN AH WAAYO WAXA AAD U ISTICMAALA NET-KA WAA DHALINYARADA......GUBITAANKOODANA WAXAAD KA HELEYSAAN AJIR WAAYO WAA DACWAD IYO IN AAD ILAAHAY DIINTIISA U GARGAARTO KANA ILAALISO WALAALAHAAGA MUSLIMIINTA AH IN AY BAADIYOOBAAN

WAX KALE MA AHAN EE WAA QIIRAD IYO INAAN DIINTA U CAROODAY ILAAHAY NA AJIR HANAGA WADA SIIYO ....NINWALBOOY AQOONTAADA UU ILAAHAY KU SIIYAY DIINTIISA KU DIFAAC

WAA KUWAN WESIDE-YADA GAALADA SOOMAALIYEED ...WAXAAN U LEEYAHAY WAXAA DADKA AFKA UGU JIRA SOMALI GAAL MA NOQOTO 100% WAA MUSLIM, FIIRIYA OO OGAADA IN SOOMALI AYSAN 100% MUSLIMIIN AHAYN OO HADDA QAAR AY YUHUUDDA GALEEN:::::

Waan ka saaray weside-yadii .... Waayo waxaa macquuuuul ah in lagu ta`athuro`
Xayyakumulllah
JAZAAKUMULLAHU KHAYRAN..ABU-CUMAR[b]


Last edited by maanka on Thu Jun 17, 2010 2:45 am; edited 2 times in total
Back to top Go down
umu-salama
shabakada maadow
shabakada maadow
umu-salama


Mawduucyadaada : 44
ka Qeeb Qaadashaadaada : 86
Mahadcelin : 0
Is Diiwaangalintaa : 10/03/2010

DIGNIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN!!!!!! Empty
PostSubject: Re: DIGNIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN!!!!!!   DIGNIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN!!!!!! EmptyMon Jun 14, 2010 11:23 pm

inaa lilaahi wainaa ilayhi raajicuun
Back to top Go down
Ina_Maadow
shabakada maadow
shabakada maadow
Ina_Maadow


Mawduucyadaada : 276
ka Qeeb Qaadashaadaada : 722
Mahadcelin : 6
Is Diiwaangalintaa : 13/02/2010
Shaqadaada : Arday Jaamici

DIGNIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN!!!!!! Empty
PostSubject: Re: DIGNIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN!!!!!!   DIGNIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN!!!!!! EmptyMon Jun 14, 2010 11:46 pm

inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun walaahi walaal waa war laga caroodo
inshaa alaah walaalaha shabakada waxay balanqaadayaan maalmaha soo socda wax walba ay awoodaan inay ku xeraaan wabyadaaan aa noo soo bandhigtay walaal inshaa alaah dadaalkaada hori u wad wixii soo cusboonadane waa arag doontaa walaal inshaa alaaah jazaakalaahu khayraaa.
Back to top Go down
Admin
Maamule Ku Xigeen
Maamule Ku Xigeen
Admin


Mawduucyadaada : 77
ka Qeeb Qaadashaadaada : 155
Mahadcelin : 2
Is Diiwaangalintaa : 13/02/2010

DIGNIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN!!!!!! Empty
PostSubject: Re: DIGNIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN!!!!!!   DIGNIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN!!!!!! EmptyTue Jun 15, 2010 12:53 am

wacalaykumu slaaam
walaaal inshaa alaah walaalka BinMaadow siduu kuu sheegay walaalaha ayaa isku xilsaaraya inay burburiyaan webyadaas intii ay awoodaan inshaa alaah walaaal adine waa ku mahad santahay mawduucaan qaaliga ah aa noo soo gudbisay.
Back to top Go down
maanka
shabakada maadow
shabakada maadow
maanka


Mawduucyadaada : 44
ka Qeeb Qaadashaadaada : 81
Mahadcelin : 3
Is Diiwaangalintaa : 09/03/2010

DIGNIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN!!!!!! Empty
PostSubject: Re: DIGNIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN!!!!!!   DIGNIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN!!!!!! EmptyTue Jun 15, 2010 2:50 am

Jazaakumullahu khayran ikhwaanii
Waa muhiim.....Inkastoo ilaahay mahadiis Umaddeenna ay inta badan Tahay Umad muslim ah hadana waa aqalliyaat oo aan badnayn ..marka insha Allah aan iska kaashanno sidii looga qaban lahaa shabaabkeenna Insha Allah iyo somalida oo dhan waayo way saameneysaa .....
Xafidakumullahu min kulli suuuu
Back to top Go down
dr.cubaydulaah
shabakada maadow
shabakada maadow
dr.cubaydulaah


Mawduucyadaada : 7
ka Qeeb Qaadashaadaada : 13
Mahadcelin : 0
Is Diiwaangalintaa : 18/02/2010
Halkaa joogto : khartuum-sudan
Shaqadaada : arday

DIGNIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN!!!!!! Empty
PostSubject: Re: DIGNIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN!!!!!!   DIGNIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN!!!!!! EmptyTue Jun 15, 2010 6:19 pm

asw. walaal jazaaka allahu kheyr ilaah hakaa ajar siiyo websaayada an noo soo gudbisay wuligayga ma anan maqlin mana arkin web somali oo karishtaan ah ama afkooda kuhadla lkn waa maqli jiray somali kirishtaan ah oo idacado furtay xitaa marar qaar ayaan dhigaystay lkn waxaan kufikirijar qaabke ugu fudud oo lagu burburinkaraaaaaaaaa walaal jazaa kallaaaaaaalaaaaaaaaah sii daadaaaaaaal intaas wax kabadn diinta uqabo marna hakanasan inshaaa allaaah annakana sidoo kale waxii alaaah nabaray shaqo atyaaan ugu qaban doonnaaaaaaaaaaa
kuwaas oo murtadoobay diintoodaaaaaaaaaaaaaa inshaaaaaaaa allaaaaaaaaah. asw
Back to top Go down
Dr.Jabjab
shabakada maadow
shabakada maadow



Mawduucyadaada : 3
ka Qeeb Qaadashaadaada : 3
Mahadcelin : 0
Is Diiwaangalintaa : 25/02/2010

DIGNIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN!!!!!! Empty
PostSubject: Re: DIGNIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN!!!!!!   DIGNIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN!!!!!! EmptyWed Jun 16, 2010 11:15 pm

subxanallah galadas dhigha laka raaco waaye, gaal faa ido maleh ilaa la jiido oo la duleeyo moyye...
Back to top Go down
mujaahid123
shabakada maadow
shabakada maadow
mujaahid123


Mawduucyadaada : 58
ka Qeeb Qaadashaadaada : 123
Mahadcelin : 0
Is Diiwaangalintaa : 13/02/2010
Halkaa joogto : muqdisho al ciz
Shaqadaada : xoreenta dalka

DIGNIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN!!!!!! Empty
PostSubject: Re: DIGNIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN!!!!!!   DIGNIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN!!!!!! EmptyMon Jun 21, 2010 1:35 am

wacalaykumu salaam
jazaakalaahu khyaran walaal abuu cumar, laakin waxaan kaa codsanlahayay inaad noogu soo celisid linkiyada webyadaas murtadiin kuma ta'athuraayo walaal ilaa qofkii uu kujiro qalbigiisa marad mooyee waa ogyahay qofkii muslim ah 100% inuu waxaan yahay wax kufri ah uusan wax ka jirin alaah kheer ha ku siiiyo walaal alaahne kuligeena diinta hanawada fahamsiiyo alaahne aaa xifdiyo maamulka webkaan alaahne aa ku garab qabto burburinta webyadaan murtadiinta ah jazaakumlaahu qayraaa.
Back to top Go down
cabdalla
shabakada maadow
shabakada maadow
cabdalla


Mawduucyadaada : 9
ka Qeeb Qaadashaadaada : 13
Mahadcelin : 0
Is Diiwaangalintaa : 22/03/2010
36
Halkaa joogto : England-london
Shaqadaada : arday

DIGNIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN!!!!!! Empty
PostSubject: Re: DIGNIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN!!!!!!   DIGNIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN!!!!!! EmptyTue Jun 22, 2010 8:33 pm

sxb aad iyo aad ayaa u mahadsantahay
Back to top Go down
Sponsored content





DIGNIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN!!!!!! Empty
PostSubject: Re: DIGNIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN!!!!!!   DIGNIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN!!!!!! Empty

Back to top Go down
 
DIGNIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN!!!!!!
Back to top 
Page 1 of 1

Permissions in this forum:You cannot reply to topics in this forum
Shabkada Maadow :: Qeebta mucjizooyinka aduunka-
Jump to: