Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
Would you like to react to this message? Create an account in a few clicks or log in to continue.


Walaal Ku Soo Dhawoow Shabakada Aqoon Isweedaarsiga Ee Maadow
 
HomeSearchLatest imagesRegisteraqriso qur'aanka oo luqado badan ku tarjumanLog in
**MAADOW.ALAFDAL.NET **waa web ay ardayda iyo dhalinyarada soomaaliyeed ay ku kala gudbisadaan macluumaadka dhan walba**SHABAKADA MAADOW** Maamulka shabakada maaadow wuxuu idin soo gudbinayaa waxqabadka shabakada sanadka 2010**SHABAKADA MAADOW**Halkaan ka daawo sidaad oogu dari laheedad shabakada mawduuc ama maqaaal ama wax walba oo faaido lah adoo naga ilaalinaya waxyaabaha ka soo horjeeda shareecada islaamka**SHABAKDA MAADOW** Digniin karishtaanka soomaaliya By maanka **SHABAKADA MAADOW**Shabakada Maadow Waxkasta oo lagu qoro Khasab ma aha in uu maamulka Raali ka yahay**SHABKADA MAADOW**

 

 Baro cadowgaaga (Yahuuda iyo Shiicada)...Diyaarna u ahow habeen iyo maalin!!! Yahuuda, Iiraan, Shiicada iyo beenaale Dajjaal!!!

Go down 
3 posters
AuthorMessage
maanka
shabakada maadow
shabakada maadow
maanka


Mawduucyadaada : 44
ka Qeeb Qaadashaadaada : 81
Mahadcelin : 3
Is Diiwaangalintaa : 09/03/2010

Baro cadowgaaga (Yahuuda iyo Shiicada)...Diyaarna u ahow habeen iyo maalin!!!   Yahuuda, Iiraan, Shiicada iyo beenaale Dajjaal!!! Empty
PostSubject: Baro cadowgaaga (Yahuuda iyo Shiicada)...Diyaarna u ahow habeen iyo maalin!!! Yahuuda, Iiraan, Shiicada iyo beenaale Dajjaal!!!   Baro cadowgaaga (Yahuuda iyo Shiicada)...Diyaarna u ahow habeen iyo maalin!!!   Yahuuda, Iiraan, Shiicada iyo beenaale Dajjaal!!! EmptyThu May 13, 2010 8:22 pm

قال تعالى: {وَإِنْ تُطِعْ أَكْثَرَ مَنْ فِي الْأَرْضِ يُضِلُّوكَ عَنْ سَبِيلِ اللَّهِ إِنْ يَتَّبِعُونَ إِلَّا الظَّنَّ وَإِنْ هُمْ إِلَّا يَخْرُصُونَ (116) إِنَّ رَبَّكَ هُوَ أَعْلَمُ مَنْ يَضِلُّ عَنْ سَبِيلِهِ وَهُوَ أَعْلَمُ بِالْمُهْتَدِينَ (117) فَكُلُوا مِمَّا ذُكِرَ اسْمُ اللَّهِ عَلَيْهِ إِنْ كُنْتُمْ بِآَيَاتِهِ مُؤْمِنِينَ (118)} سورة الأنعام

Assacdi tafsiirkiisu wuxuu ku yiri isaga oo fisiraya aayadaahaasi kor aynu ku xusnay, hadal micnihiisu uu yahay: (Badankooda qaloociyay (bed bedelay) diinkooda, (haleeyay) camalkooda, (fasahaaday) cilmigooda . Diintooda waa fasaad, camalkooda waa mid niyadooda sida ay jeceshahay ah, cilmigoodana waa mid aanu sugnayn, kuna gaarsiineyn jidka toosan, iskaba daa hadafkoodu waa in ay raac raacayaan malo aan xaqa waxba ka tareyn, Allaahna ka been sheegaya oo qiyaas iskaga dayaya, wax aysan ogayn. Qof sidaas oo kale ahna, Allaah waxaa la gudboonaatay in uu uga digo adoomadiisu, una sheego arrinkooda, sababtoo ah kani - in kasta oo nebiga Sallallahu Caleyhi wa Sallam lagula hadlay - umaddiisuna isaga ayey la mid tahay oo ay ku xukuntahay. Allaah yaa ka run sheeg badan, isaga ayaana ugu ogaal badan midka jidkiisa ka dhunsan, iyo midka jidkiisa ku hanuunsan ee hanuunka wada, sidaas darteed waxaa waajib idinku ah - Mu'miniintow - in aad raacdaan naseexadiisa iyo awaamirtiisa iyo ka hartaan waxa uu idinka reebay isaga ayaa idinkaga ogaal badan masaalixdiina, idinkagana naxariis badan nafaftiina] wuu dhamaaday hadalkiisu Allaah ha u naxariisto

وقال تعالى {فَلَا تُطِعِ الْمُكَذِّبِينَ (Cool وَدُّوا لَوْ تُدْهِنُ فَيُدْهِنُونَ (9) وَلَا تُطِعْ كُلَّ حَلَّافٍ مَهِينٍ (10) هَمَّازٍ مَشَّاءٍ بِنَمِيمٍ (11) مَنَّاعٍ لِلْخَيْرِ مُعْتَدٍ أَثِيمٍ (12) عُتُلٍّ بَعْدَ ذَلِكَ زَنِيمٍ (13) أَنْ كَانَ ذَا مَالٍ وَبَنِينَ (14) إِذَا تُتْلَى عَلَيْهِ آَيَاتُنَا قَالَ أَسَاطِيرُ الْأَوَّلِينَ (15)} سورة القلم

عن أبي هريرة رضي الله عنه قال: قال رسول الله صلى الله عليه وسلم: (سيأتي على الناس سنوات خدّعات، يُصَدق فيها الكاذب ويُكذَّب فيها الصادق، ويُؤتمن فيها الخائن ويُخوَّن فيها الأمين، وينطق فيها الرويبضة، قيل وما الرويبضة يا رسول الله ؟ قال: الرجل التافه يتكلم في أمر العامة) رواه احمد وابن ماجة وهو صحيح

Kadib markii cadowga iyo saaxibka la isku dhex labay;
Kadib markii la isku dayay in Muslimiintu gacanta loo giliyo cadowgooda gaalo;
Kadib markii Shiicadu Muslim la dhahay;
Kadib markii shiicadu nala yiri walaalo ayaad tihiin;
Kadib markii rajada Muslimiintu lagu xeray saaxibadada Yahuuda ee shiicada;
Kadib...
Kadib...
Kadib...
Kadib markii diinta iyo nolosha la kala saaray, diintana la isku dayay in lagu koobo masaajidaha;
Kadib markii Shaydaan hogaanka loo dhiibtay;
Kadib markii ay gaalo noo dejisay habka aynu u noolaan lahayn;
Kadib markii Allaaha og maslaxadeena naga og iyo waxa qarsan iyo waxa muuqda iyo waxa lasoo dhaafay iyo waxa soo socda la beeniyay;
Kadib markii wuxuu uu naga reebay loo tar tamay;
Kadib markii Allaah qof aan ahayn in uu wax tari karo la mooday;
Kadib markii umadu loo sheegay in ay yahuud wax dad u qabtaan;

قال تعالى: {وَإِذَا قِيلَ لَهُمْ أَنْفِقُوا مِمَّا رَزَقَكُمُ اللَّهُ قَالَ الَّذِينَ كَفَرُوا لِلَّذِينَ آَمَنُوا أَنُطْعِمُ مَنْ لَوْ يَشَاءُ اللَّهُ أَطْعَمَهُ إِنْ أَنْتُمْ إِلَّا فِي ضَلَالٍ مُبِينٍ (47)} سورة يس

Kadib...
Kadib...
Kadib...
Kadib markii mid waliba oo Jaahil gaalo raac ah uu ka hadlay arrimaheena;
Kadib markii dabaal waliba calmaani ah uu isku dayay inuu iska dhigo mid maslaxadeena ka talinaya;
Kadib markii http://www.canadiansomalicongress.com/

Kadib intaas kadib; waxaynu go'aansanay in aynu fadeexeyno, Yahuuda iyo Shiicada iyo kuwa daba socda, iyo kuwa umadda u sheega in ay labadaasi wax u qaban karaan, iyo kuwa isku daya in rajada umadda ay ku xeraan labadaasi!!!

Walaalayaal, barakallaahu fiikum, nagala qayb qaata ololahaan "Baro cadowgaaga (Yahuuda iyo Shiicada)...Diyaarna u ahow habeen iyo maalin" oo ka sheeg waxa aad ka ogtahay ama ka baar waxa aad ka baari karto Yahuuda iyo Saaxibadooda Shiicada, si aynu kor ugu qaadno wacyiga walaalaheena Muslimiinta ee Soomaaliyeed, si mid kale oo nacas ah uusan isku dayin inuu naga dhaadhiciyo ka qeyb qaadashada waxa ku qoran link-ga aan kor idinkugu soo gudbiyay oo kale ama wixii kaloo lamid ah!!!


[Saxiixul Muslim, Buuga 41-aad, Xadiithka 7034, Anas ibnu Maalik radiyallaahu canh wuxuu weriyay in, nebiga Allah Sallallahu Caleyhi wa Sallam uu yiri



Dajjaal waxaa raaci doona todobaatan kun ka mid ah Yahuuda Asfahaan, oo qaba (labisan) Shaalka reer Faaris)


Asfahaan waa magaalo ku taal Iiraanta hadda, waana magaalada labaad Tehraan kadib




Jamhuuriyadda Shiiciga ee Iiraan waa ay kashifantay (fadeexowday)

Gaashaanbuurta Shiicada iyo Dulaanka Sahyuuniyadda Kirishtiyaanka iyo Nijeesta Yahuuda ay uga soo horjeedaan Islaamka iyo Muslimiinta


Caddeyntani waxa ay diirada saari shirqoolka Jamhuuriyadda Shiiciga ee Iiraan ay u maleegeen Imaarada Islaamiga ee Afgaanistaan iyo sidoo kale muslimiinta Ciraaq. Fadlan u gudbin inta ugu badan ee aad awoodo, kashifna gaashaanbuurta munaafiqiinta ay la galeen Yahuuda nijeesta ah iyo duulaanka Sahyuuniyadda Kirishtiyaanka, si dadka oo dhan ay u arkaan xaqiiqda neceybka Jamhuuriyadda Shiiciga ee Iiran ay u hayaan muslimiinta oo dhan. Yaanan lagugu sirin oo caqliga lagaaga qaadan hadalka quruxda badan ee Iiraan ee Galbeed iyo Sahyuuniyad neceybka.


http://blip.tv/file/3580071


http://blip.tv/file/3581120


http://a54.video2.blip.tv/7740004079...s=569&bri=23.9
https://2img.net/r/ihimizer/i/ahmadinejadmeetingwithj.jpg/

]Madaxa Iiraan Maxmuud Axmadinijaad waa munaafiq shiicada Iiran oo kale ah:



Madaxa Shiicada Iiraan Maxmuud Axmadinijaad oo reer galbeedku ay u sawireen sheydaan raba in uu bur buriyo Galbeedka, si uu u matalo looguna arko qof la eg ama ay ka dhab tahay buun-buuniskani ay faafiyeen badi warbaahinta; madaxa Iiraan Maxmuud Axmadinijaad wuxuu afka ka cambaareeyaa gumeysiga caalamiga ee reer galbeedka iyo Sahyuuniyadda, laakin hoos ahaan shiicada Iiraan waa taageeraha (saaxibka) koowaad ee keli jirnimada iyo xoog wax ku maquuninta reer galbeedka iyo Sahyuuniyadda. Si ay u cadeyso daacadda ay u tahay barnaamijka keli jirnimada ee reer galbeedka iyo Sahyuuniyadda, 2001-da Iiraan waxay xuduudkeeda u furtay duulaanka Kirishtiyaanka iyo Sahyuuniyadda ee xoogaga argagixisada Mareykanka ee nijeesta ah si ay u weeraraan Muslimiinta Afgaanistaan iyo kadibna kuwa reer Ciraaq. Bilowgiiba Iiraan waxay si buuxda ula shaqeysay duulaanka xoog wax ku maquuninta reer galbeedka iyo Sahyuuniyadda nijeesta ah si ay gacan weyn uga geystaan shirqoolka lagala soo horjeedo Muslimiinta iyo xoog ku qaadashada kheyraadka Allaah uu dunidani ku maneystay.


Labo weji leyda Iiraan gacan ayey ka geysatay welina ka geysaneysaa laynta Mareykanka iyo Sahyuuniyaddu ay ku hayyaan muslimiintu. Hal Fatwa baneyneysa in Jihaad lagala hortago xoogaga gumeysiga ee xooga ku haysta Afgaanistaan iyo Ciraaq ma aysan soo saarin Culimada Shiicada ee Iiraan, iskaba daa oo waxa ay u fasaxeen xoogaga gumeysiga ee nijeesta ah ee Mareykanka iyo Naato in ay baab’iyaan oo ay xasuuqaan Muslimiinta Ciraaq, kuwa Afgaanistaan iyo kuwa kale ee ku dhaqan qeybaha kale ee caalamka. Si kastaba haa ahaato, arrinkani ee ah in dhiiga Muslimiiinta ay ku iibsadaan xoogaaga faa’idada lacagta ah ee ay helayaan ayaan ahayn arrin ku cusub Shiicada, taariikhda ayaa inoo sheegeysa siina wadi doonta in goor waliba ay daaha ka rogto neceybka Shiicadu ay u qabto Muslimiinta, iyaga oo aanan weligood lumin hal fursad ay u arkaan in ay ku dhagri karaan Muslimiinta, sidaas awgeed fursad ha u siin Munaafiqiintu in ay ku siraan, sababtoo ah waa waxa ay Iiraan iyo Maxmuud Axmadinijaad ay yihiin.



https://2img.net/r/ihimizer/i/ahmadinejadmanofpeace.jpg/


Saxiixul Muslim, Buuga 41-aad, Xadiithka 7034-aad, Anas ibnu Maalik radiyallaahu canh wuxuu weriyay in nebiga Allah Sallallahu Caleyhi wa Sallam uu yiri


Dajjaal waxaa raaci doona todobaatan kun ka mid ah Yahuuda Asfahaan, oo qaba (labisan) Shaalka reer Faaris




https://2img.net/r/ihimizer/i/image4r.jpg/


OGOOW WALAALKA MUSLIMKA AH EE U MALEEYA RAWAAFIDDA ISLAAM IN AY WAXBADAN KAMAQANYINIIN XIRIIRKA U DHEXEEYANA UUSAN WAR UHAYNIN WAXAAN KULA TALINAAYAA IN UU BAARI

ilaahay ayan ka baryaynaa inuu nooga hiilliyo Kuwan, camalkeena ilaahay khalis haka dhigo

WALAALKIIN C/RAXMAAN
Back to top Go down
cabdalla
shabakada maadow
shabakada maadow
cabdalla


Mawduucyadaada : 9
ka Qeeb Qaadashaadaada : 13
Mahadcelin : 0
Is Diiwaangalintaa : 22/03/2010
36
Halkaa joogto : England-london
Shaqadaada : arday

Baro cadowgaaga (Yahuuda iyo Shiicada)...Diyaarna u ahow habeen iyo maalin!!!   Yahuuda, Iiraan, Shiicada iyo beenaale Dajjaal!!! Empty
PostSubject: Re: Baro cadowgaaga (Yahuuda iyo Shiicada)...Diyaarna u ahow habeen iyo maalin!!! Yahuuda, Iiraan, Shiicada iyo beenaale Dajjaal!!!   Baro cadowgaaga (Yahuuda iyo Shiicada)...Diyaarna u ahow habeen iyo maalin!!!   Yahuuda, Iiraan, Shiicada iyo beenaale Dajjaal!!! EmptyThu May 13, 2010 8:35 pm

walaall waa maqaal zaaid u qiimo badan alaah aa kaa abaal mariyo walaal cabdiraxmaan
Back to top Go down
Admin
Maamule Ku Xigeen
Maamule Ku Xigeen
Admin


Mawduucyadaada : 77
ka Qeeb Qaadashaadaada : 155
Mahadcelin : 2
Is Diiwaangalintaa : 13/02/2010

Baro cadowgaaga (Yahuuda iyo Shiicada)...Diyaarna u ahow habeen iyo maalin!!!   Yahuuda, Iiraan, Shiicada iyo beenaale Dajjaal!!! Empty
PostSubject: Re: Baro cadowgaaga (Yahuuda iyo Shiicada)...Diyaarna u ahow habeen iyo maalin!!! Yahuuda, Iiraan, Shiicada iyo beenaale Dajjaal!!!   Baro cadowgaaga (Yahuuda iyo Shiicada)...Diyaarna u ahow habeen iyo maalin!!!   Yahuuda, Iiraan, Shiicada iyo beenaale Dajjaal!!! EmptyWed Jun 09, 2010 12:10 am

jazaakalaahu khayraa walaal
Back to top Go down
Sponsored content





Baro cadowgaaga (Yahuuda iyo Shiicada)...Diyaarna u ahow habeen iyo maalin!!!   Yahuuda, Iiraan, Shiicada iyo beenaale Dajjaal!!! Empty
PostSubject: Re: Baro cadowgaaga (Yahuuda iyo Shiicada)...Diyaarna u ahow habeen iyo maalin!!! Yahuuda, Iiraan, Shiicada iyo beenaale Dajjaal!!!   Baro cadowgaaga (Yahuuda iyo Shiicada)...Diyaarna u ahow habeen iyo maalin!!!   Yahuuda, Iiraan, Shiicada iyo beenaale Dajjaal!!! Empty

Back to top Go down
 
Baro cadowgaaga (Yahuuda iyo Shiicada)...Diyaarna u ahow habeen iyo maalin!!! Yahuuda, Iiraan, Shiicada iyo beenaale Dajjaal!!!
Back to top 
Page 1 of 1
 Similar topics
-
» Halkan ka Baro Kelmadaha Dumarka Soomaaliyeed ay ku Beerla-xawsadaan ama kusoo Jiitaan Wiilasha Soomaaliyeed
» baro sida skype loo isticmaalo
» baro sida loo isticmaalo barnaamijka movie maker
» ku baro tajweedka quraanka kariimka afka inglishka
» Baro sida computer-ka wax loogu duubo amaba loo soo saaro barnaamijyo wax barasho ah

Permissions in this forum:You cannot reply to topics in this forum
Shabkada Maadow :: Qeebta Wararka iyo Maqaalooyinka-
Jump to: