Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
Would you like to react to this message? Create an account in a few clicks or log in to continue.


Walaal Ku Soo Dhawoow Shabakada Aqoon Isweedaarsiga Ee Maadow
 
HomeSearchLatest imagesRegisteraqriso qur'aanka oo luqado badan ku tarjumanLog in
**MAADOW.ALAFDAL.NET **waa web ay ardayda iyo dhalinyarada soomaaliyeed ay ku kala gudbisadaan macluumaadka dhan walba**SHABAKADA MAADOW** Maamulka shabakada maaadow wuxuu idin soo gudbinayaa waxqabadka shabakada sanadka 2010**SHABAKADA MAADOW**Halkaan ka daawo sidaad oogu dari laheedad shabakada mawduuc ama maqaaal ama wax walba oo faaido lah adoo naga ilaalinaya waxyaabaha ka soo horjeeda shareecada islaamka**SHABAKDA MAADOW** Digniin karishtaanka soomaaliya By maanka **SHABAKADA MAADOW**Shabakada Maadow Waxkasta oo lagu qoro Khasab ma aha in uu maamulka Raali ka yahay**SHABKADA MAADOW**

 

 caashaqa ma lahan

Go down 
2 posters
AuthorMessage
tita
shabakada maadow
shabakada maadow



Mawduucyadaada : 59
ka Qeeb Qaadashaadaada : 165
Mahadcelin : 1
Is Diiwaangalintaa : 25/03/2010
36
Halkaa joogto : Mogadishu-Somalia
Shaqadaada : lecturer at PLASMA & JAZEERA Universities

caashaqa ma lahan Empty
PostSubject: Re: caashaqa ma lahan   caashaqa ma lahan EmptyMon May 31, 2010 8:20 pm

Odey iyo islaan reer uastralia ah oo cadeeyey in Caashaqu aanuu lahayn cimri iyo da’a uu ku joogsado ayaa isku guursaday dalkaa Australia. keith oo ah 86 jir ah iyo Dorothy Steven oo ah 85 sano, labadan shakhsi ayaa isku guursaday guriga lagu xanaaneeyo dadka waaweyn ee Bohmor.

Keith oo ah odeyga 86 jirka ah iyo dorothy Steven oo 85 jira ayaa ku wada noolaa guriga lagu xanaaneeyo dadka waaweyn mudo sagaal sanadood ah iyadoo ay dhex martay jacayl aad u weyn oo ay isu qaadeen, Keith oo ay xaaskiisii hore ee margaret dhimatay sanadkii 2000 kii ayaan hore ugu sheegin jacaylkiisa cusub ee Dorothy Steven oo iyadana ninkeedii tom uu geeriyooday sanadkii 1976 inuu doonayo inuu guursado ilaa bil ka hor oo uu arintaa usoo ban dhigay.

Dorothy Steven oo ka hadlaysay arintaa ayaa sheegtay in aanuu hore ugu sheegin inuu doonayo inuu guursado laakiin ay isu hayeen jacayl aada oo ay adkeyd inay kala maqnaadaan saacad qudha. Steven ayaa intaa ku daratay inuu keith weydiiyey ama ka codsaday inuu su’aal weydiin karo markii ay u sheegtay inay ogoshahay su’aashaa ayuu u soo bandhigay inuu doonayo inuu guursado iyadoo Steven arinkaa aad ugu faraxday isla markaana ugu jawaabtay Yes Yes Yes sadex jeer oo isku xiga.

Dorothy Steven ayaa waxa bixiyey wiilkeeda oo ay u dhashay ninkeedii hore isagoo ku wareejiyey gacantana u galiyey hooyadii ninkaa Keith ee ay wadaageen Cirada iyo Caashaqa.

By:Omar Suleiman Omar
Back to top Go down
wadani
shabakada maadow
shabakada maadow



Mawduucyadaada : 71
ka Qeeb Qaadashaadaada : 119
Mahadcelin : 0
Is Diiwaangalintaa : 24/02/2010

caashaqa ma lahan Empty
PostSubject: Re: caashaqa ma lahan   caashaqa ma lahan EmptyFri Jun 04, 2010 8:27 pm

kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
sxb waa wax lagu qoslo mahadsanid tita
Back to top Go down
 
caashaqa ma lahan
Back to top 
Page 1 of 1

Permissions in this forum:You cannot reply to topics in this forum
Shabkada Maadow :: Qeebta Wararka iyo Maqaalooyinka-
Jump to: