Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
Would you like to react to this message? Create an account in a few clicks or log in to continue.


Walaal Ku Soo Dhawoow Shabakada Aqoon Isweedaarsiga Ee Maadow
 
HomeSearchLatest imagesRegisteraqriso qur'aanka oo luqado badan ku tarjumanLog in
**MAADOW.ALAFDAL.NET **waa web ay ardayda iyo dhalinyarada soomaaliyeed ay ku kala gudbisadaan macluumaadka dhan walba**SHABAKADA MAADOW** Maamulka shabakada maaadow wuxuu idin soo gudbinayaa waxqabadka shabakada sanadka 2010**SHABAKADA MAADOW**Halkaan ka daawo sidaad oogu dari laheedad shabakada mawduuc ama maqaaal ama wax walba oo faaido lah adoo naga ilaalinaya waxyaabaha ka soo horjeeda shareecada islaamka**SHABAKDA MAADOW** Digniin karishtaanka soomaaliya By maanka **SHABAKADA MAADOW**Shabakada Maadow Waxkasta oo lagu qoro Khasab ma aha in uu maamulka Raali ka yahay**SHABKADA MAADOW**

 

 solar energy

Go down 
2 posters
AuthorMessage
fitaah
shabakada maadow
shabakada maadow



Mawduucyadaada : 7
ka Qeeb Qaadashaadaada : 15
Mahadcelin : 0
Is Diiwaangalintaa : 16/02/2010

solar energy Empty
PostSubject: solar energy   solar energy EmptyTue Feb 16, 2010 12:00 pm

waa maxay Solar Energy? waxaan badanaa ku ark naa asagoo yaala meelaha lagu kaa rikeeyo bateriga ama meelaha baadiyada an laga helin koronto,
solar wuxuu dhaliyaa koronto xoog u badan markeey qoraxda aad u fiicantahay.
solar ka wuxuu ka koo banyahay dhalo madoow iyo fiilooyin yar yar .
dhalada madoow oo kor ka saaran solar ka wuxuu soo jeetaa qorax da saan ognahay wax yaalaha mad madoow markeey ku dhacdo qoraxda wuxuu dhuuqaa ilees ka qorax da ka dib na wuxuu u badalaa Energy oo ah kuleel sidaasi daraadeeda ayaa loo is tic maalaa dhalo ka sameesan madoow si ay qorax da ilees keeda si fiican ugu dhacdo dhalada maaw ka dib na sii kulu laato kuleel kaasi ayaa waxaa u gud ba guda ha dhalada hal kaasi oo ku dhax juraan fiilooyin yar yar halkaasi ayeey ku badal meesaa kuleel kii koronto oo ah (D.C) koronto toosan.
intaasi ka dib ayaa waxaa lagu xariiriyaa betari si loogu keediyo korontadii la ga dhaliyay solar ka ka dib na waxaa laa soo is ticmaali karaa ka rinta cun tada ama kululeenta biyaha xitaa in lagu daawado TV ga.
la soco qeeb ta soo socoto in sha alaah.
Back to top Go down
fitaah
shabakada maadow
shabakada maadow



Mawduucyadaada : 7
ka Qeeb Qaadashaadaada : 15
Mahadcelin : 0
Is Diiwaangalintaa : 16/02/2010

solar energy Empty
PostSubject: Re: solar energy   solar energy EmptyThu Mar 25, 2010 3:58 am

salaamu calaykum.
walaalayaal waxaan idin ka rajeenayaa in aad su'aalo i soo weediisaan ama wax is tifsaar ah waa in aan kala faai deesano
waa qeeb ta 2 aad ee solar energy,
saan hore ugu soo sheegay solar wuxuu la sameesan yahay dhalo madoow oo loogu tala galay in ay soo jiidato ilees ka qorax da iyo birooyin yar yar oo ka sameesan wax loo yaqaano filisaad iyo non filis oo ka sameesan mawaad chemistar ah,
waxaan jeclahay in aan wax yar ka hadlo waa maxay farqiya u dhaxeeyo solar energy iyo motor energy.
motor energy waa wax koronto walbo oo dhalisa matorka.
farqiya u dhaxeeyo waa
solar uma baahno wax shidaal ah ama in uu sameeyo wax loo yaqaano (تلوث هوئي) oo ah in uu hawada wasaqeeyo ,
solar power uma baah no lacag badan .
solar power uma baahno tayactir badan waxaa macquul ah in uu kuu shaqeeyo muda ka badan 10 years.
soalr power wuxuu u baahan yahay oo kaliya beteri saad u keeed satit energy ga taasi oo haween kii oo dhan u is tic maali kartit dawashada Tv ga iyo firinjeer ka .
wabilaaaaaaaahi towfiiq. w/s/calaykum.
Back to top Go down
Admin
Maamule Ku Xigeen
Maamule Ku Xigeen
Admin


Mawduucyadaada : 77
ka Qeeb Qaadashaadaada : 155
Mahadcelin : 2
Is Diiwaangalintaa : 13/02/2010

solar energy Empty
PostSubject: Re: solar energy   solar energy EmptyThu May 13, 2010 3:07 am

jazaakalaahu qayraa
Back to top Go down
Sponsored content





solar energy Empty
PostSubject: Re: solar energy   solar energy Empty

Back to top Go down
 
solar energy
Back to top 
Page 1 of 1

Permissions in this forum:You cannot reply to topics in this forum
Shabkada Maadow :: Qeebta Cilmiga-
Jump to: