Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
Would you like to react to this message? Create an account in a few clicks or log in to continue.


Walaal Ku Soo Dhawoow Shabakada Aqoon Isweedaarsiga Ee Maadow
 
HomeSearchLatest imagesRegisteraqriso qur'aanka oo luqado badan ku tarjumanLog in
**MAADOW.ALAFDAL.NET **waa web ay ardayda iyo dhalinyarada soomaaliyeed ay ku kala gudbisadaan macluumaadka dhan walba**SHABAKADA MAADOW** Maamulka shabakada maaadow wuxuu idin soo gudbinayaa waxqabadka shabakada sanadka 2010**SHABAKADA MAADOW**Halkaan ka daawo sidaad oogu dari laheedad shabakada mawduuc ama maqaaal ama wax walba oo faaido lah adoo naga ilaalinaya waxyaabaha ka soo horjeeda shareecada islaamka**SHABAKDA MAADOW** Digniin karishtaanka soomaaliya By maanka **SHABAKADA MAADOW**Shabakada Maadow Waxkasta oo lagu qoro Khasab ma aha in uu maamulka Raali ka yahay**SHABKADA MAADOW**

 

 makhluuq cusub oo lasoo iktishaafay

Go down 
3 posters
AuthorMessage
wadani
shabakada maadow
shabakada maadow



Mawduucyadaada : 71
ka Qeeb Qaadashaadaada : 119
Mahadcelin : 0
Is Diiwaangalintaa : 24/02/2010

makhluuq cusub oo lasoo iktishaafay Empty
PostSubject: makhluuq cusub oo lasoo iktishaafay   makhluuq cusub oo lasoo iktishaafay EmptyFri Apr 23, 2010 4:34 am

salaamu calaykum
alaaah ayaa mahada leh waxaan maanta idin hayaaa makhluuq cusub oo lasoo iktishaafay inkastoo oo aniga aan u haynin afsoomaali marka aqristayaashaaan u daayay afsoomaaligiisa
halaakaan ka daawo makhluuqaaas
http://news.nationalgeographic.com/n...res/index.html










salaaamu calaykum
Back to top Go down
Ina_Maadow
shabakada maadow
shabakada maadow
Ina_Maadow


Mawduucyadaada : 276
ka Qeeb Qaadashaadaada : 722
Mahadcelin : 6
Is Diiwaangalintaa : 13/02/2010
Shaqadaada : Arday Jaamici

makhluuq cusub oo lasoo iktishaafay Empty
PostSubject: Re: makhluuq cusub oo lasoo iktishaafay   makhluuq cusub oo lasoo iktishaafay EmptyThu Jun 03, 2010 11:45 am

waa mucjiso yaab badan
Back to top Go down
maanka
shabakada maadow
shabakada maadow
maanka


Mawduucyadaada : 44
ka Qeeb Qaadashaadaada : 81
Mahadcelin : 3
Is Diiwaangalintaa : 09/03/2010

makhluuq cusub oo lasoo iktishaafay Empty
PostSubject: Re: makhluuq cusub oo lasoo iktishaafay   makhluuq cusub oo lasoo iktishaafay EmptyFri Jun 04, 2010 2:57 pm

Akhii jazaakallahu khayr lakin Makhluuq hadda la ikhraaci karo ma jiro ....Lakin ilaahay ayaa xilliga uu ugu tala galay abuura soona saara ......................Lakin bani`aadam waxba ma samayn karo waxbana ma ikhtiraaci karo Waayo ilaahay ayaa qur`aanka ku sheegay (ياأيها الناس ضرب مثل فاستمعوا له ان الذين تدعون من دون الله لن يخلقوا ذبابا ولو اجتمعوا له وان يسلبهم الذباب شيئا لايستنقذوه منه ضعف الطالب والمطلوب)

Waxaa loola jeedaa duuduub ahaan:
In aysan cid aan ilaahay ahayn wax samayn karin waxbana ikhtiraaci karin ........ Hadii ay wax sameeyaan waxay ku sameeyeen Idinka ilaahay waana waafajin la waafajiyay ,
Marka akhii waxaad tiri Makhluuq cusub oo la ikhtiraacay
Makhluuqna waa mid la abuuray waxaana abuuray midka ikhtiraacay
Hadiii ay bani`aadam yihiin waxba ma abuuri karaan sidaas ayan rabay inaan ku ogaysiiyo
Allaha idin barakeeyo jazaakumullah
Back to top Go down
wadani
shabakada maadow
shabakada maadow



Mawduucyadaada : 71
ka Qeeb Qaadashaadaada : 119
Mahadcelin : 0
Is Diiwaangalintaa : 24/02/2010

makhluuq cusub oo lasoo iktishaafay Empty
PostSubject: Re: makhluuq cusub oo lasoo iktishaafay   makhluuq cusub oo lasoo iktishaafay EmptyFri Jun 04, 2010 4:08 pm

maanka wrote:

In aysan cid aan ilaahay ahayn wax samayn karin waxbana ikhtiraaci karin .....

walaalo waad mahadsanthaay laaakin aniga ma oran ikhtiraac laakin waxaa dhahay iktishaaf marka waa ku mahadsantahay
Back to top Go down
Sponsored content





makhluuq cusub oo lasoo iktishaafay Empty
PostSubject: Re: makhluuq cusub oo lasoo iktishaafay   makhluuq cusub oo lasoo iktishaafay Empty

Back to top Go down
 
makhluuq cusub oo lasoo iktishaafay
Back to top 
Page 1 of 1
 Similar topics
-
» 3album anaashiid cusub
» album anaashiid cusub

Permissions in this forum:You cannot reply to topics in this forum
Shabkada Maadow :: Qeebta mucjizooyinka aduunka-
Jump to: